{"id":34996,"date":"2017-03-19T17:53:44","date_gmt":"2017-03-19T14:53:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34996"},"modified":"2017-03-19T17:57:16","modified_gmt":"2017-03-19T14:57:16","slug":"rw-khayre-oo-ka-hadley-duqeyntii-loo-geystey-yemen-qaxooti-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rw-khayre-oo-ka-hadley-duqeyntii-loo-geystey-yemen-qaxooti-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"R\/W KHayre oo ka hadley Duqeyntii loo geystey Yemen qaxooti Soomaaliyeed."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ayaa qoraal ka soo baxay xafiiskiisa ku cambareeyay weerarkii dhawaan lagu dilay qaxooti Soomaali ah oo marayay xeebaha Yemen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa maalintii shalay ku eedeysay isbaheysiga uu hogaamiyo Sacuudiga in ay ka dabeeyeen weerarka lagu dilay qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sii jeeday dalka Suudaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaare Kheyre ayaa dalbaday in baaritaan dhab ah lagu sameeyo weerarka oo uu ku tilmaamay in uu ahaa sida uu hadalka u dhigay mid [Wuxushnimo ah]<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, ra\u2019iisal wasaaraha ayaa faray howlwadeennada wasaarrada arimaha dibada in ay caawiyaan qoysaska dadka ku dhintay weerarka lana wadaagaan wax kasta oo macluumaad oo ah oo aritan la xiriira.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ayaa qoraal ka soo baxay xafiiskiisa ku cambareeyay weerarkii dhawaan lagu dilay qaxooti Soomaali ah oo marayay xeebaha Yemen. Dowladda Soomaaliya ayaa maalintii shalay ku eedeysay isbaheysiga uu hogaamiyo Sacuudiga in ay ka dabeeyeen weerarka lagu dilay qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sii jeeday dalka Suudaan. Ra\u2019iisal wasaare [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":35002,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34996","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34996","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34996"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34996\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35000,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34996\/revisions\/35000"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35002"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34996"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34996"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34996"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}