{"id":34993,"date":"2017-03-19T17:17:20","date_gmt":"2017-03-19T14:17:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34993"},"modified":"2017-03-19T17:23:28","modified_gmt":"2017-03-19T14:23:28","slug":"degmadda-caabudwaaq-oo-lagu-qabtey-gaari-walxaha-qarxa-laga-soo-buuxshey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/degmadda-caabudwaaq-oo-lagu-qabtey-gaari-walxaha-qarxa-laga-soo-buuxshey\/","title":{"rendered":"Degmadda Caabudwaaq oo lagu qabtey Gaari walxaha Qarxa laga soo buuxshey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Wararka naga soo gaaraya degmada Cadaado ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada nabad-sugida maamulka gobolleedka Galmudug gacanta ku dhigeen gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha ciidamada nabad-sugida ayaa sheegay in gaariga lagu qabtay inta u dhaxeysa Caabudwaaq iyo deegaanka Xanan-buure.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warar ayaa sidoo kale intaa ku darraya in gaariga qaraxa siday uu ka yimid deegaanka Galhareeri oo ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab, waxaana saraakiisha ay sheegeen in uu soo maray gaariga deegaanada ay gacanta ku heysto Ahlu sunna.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha ayaa nabad-sugida oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in gaariga la qabtay oo noociisa u ahaa caasi sidoo kale qabtay raggii wadday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu dambeyn Saraakiisha nabad-sugida Galmudug ayaa sheegay in saacadaha soo socda ay warbaahinta u soo bandhigi doonaan gaariga la qabtay iyo faah faaahin intan ka badan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya degmada Cadaado ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada nabad-sugida maamulka gobolleedka Galmudug gacanta ku dhigeen gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa. Saraakiisha ciidamada nabad-sugida ayaa sheegay in gaariga lagu qabtay inta u dhaxeysa Caabudwaaq iyo deegaanka Xanan-buure. Warar ayaa sidoo kale intaa ku darraya in gaariga qaraxa siday uu ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34995,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34993","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34993","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34993"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34993\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34994,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34993\/revisions\/34994"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34995"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34993"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34993"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34993"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}