{"id":34967,"date":"2017-03-18T00:04:29","date_gmt":"2017-03-17T21:04:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34967"},"modified":"2017-03-18T00:13:46","modified_gmt":"2017-03-17T21:13:46","slug":"caruurta-soomaaliya-oo-markii-ugu-horeysey-laga-tallaalayo-cudurka-daacuunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/caruurta-soomaaliya-oo-markii-ugu-horeysey-laga-tallaalayo-cudurka-daacuunka\/","title":{"rendered":"Caruurta Soomaaliya oo markii ugu horeysey laga tallaalayo Cudurka Daacuunka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya oo kaashaneysa hay\u2019adda caafimaadka QM\u00a0 WHO ayaa bilaawday olale ballaaran oo markii ugu horeysay caruurta looga lagu siinayo tallaalka ka hortaga cudurka daacuunka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ollahan ayaa lagu beegsanayaa <span lang=\"SO\">450 000<\/span> oo ruux oo ku dhaqan todobo aag oo ka mid ah goobaha ugu sii khatarsan ee cudurkan uu saameynta ku yeeshay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ollahan Tallaalka cudurka daacuunka oo noqonaya markii ugu horeysay oo laga hergalayo gudaha dalka Soomaaliya ayaa imanaya xili dalka uu wajahayo xaalad adag oo ka dhalatay abaarta, taasoo keentay in dowladda Soomaaliya ay ku dhawaaqdo masiibo Qaran.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Tani waxaa ay noqoneysaa ollalihii ugu Tallaalka daacuunka oo afka laga qaadanyo Africa oo idil ayuu yiri\u2019\u2019 <span lang=\"SO\">Ghulam Popal, <\/span>w<span lang=\"SO\">akiilka WHO ee Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">QM ayaa sheegtay in ka badan 11,000 oo Qof in shuban biyood iyo Daacuun ay la ildaran yihiin, loona baahan yahay in dhexda loo xirto sidii dadkaasi loo badbaadin lahaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dalka Soomaaliya ayaa muddo dheer wajahaya xaalado banni\u2019aadanimo, kuwaa oo ka dhashay colaad, amaan darrada, barakaca dadka iyo la\u2019aanta nidaam caafimaad.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, xoghayaha Guud ee Qarmada Midoobay oo 7-dii March soo booqday Soomaaliya ayaa sheegay 6.2 Milyan oo Qof in ay saameysay Abaarta, ayna u baahan yihiin gar gaar deg deg ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya oo kaashaneysa hay\u2019adda caafimaadka QM\u00a0 WHO ayaa bilaawday olale ballaaran oo markii ugu horeysay caruurta looga lagu siinayo tallaalka ka hortaga cudurka daacuunka. Ollahan ayaa lagu beegsanayaa 450 000 oo ruux oo ku dhaqan todobo aag oo ka mid ah goobaha ugu sii khatarsan ee cudurkan uu saameynta ku yeeshay. Ollahan Tallaalka cudurka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34969,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34967","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34967","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34967"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34967\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34968,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34967\/revisions\/34968"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34969"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34967"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34967"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34967"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}