{"id":34954,"date":"2017-03-17T23:05:22","date_gmt":"2017-03-17T20:05:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34954"},"modified":"2017-03-17T23:12:10","modified_gmt":"2017-03-17T20:12:10","slug":"natiijada-ka-dhalatey-abaarta-soomaaliya-oo-guddiga-gurmadka-abaaruhu-warbixin-kasoo-saareen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/natiijada-ka-dhalatey-abaarta-soomaaliya-oo-guddiga-gurmadka-abaaruhu-warbixin-kasoo-saareen\/","title":{"rendered":"Natiijada ka dhalatey Abaarta Soomaaliya oo Guddiga gurmadka Abaaruhu warbixin kasoo saareen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Xaaladda abaaraha ee ka jirta dalka ayaa \u00a0ah mid \u00a0baahsan, safmar ah oo buuro, dul iyo bannaanba 637,000km laba jibaaran, taasoo ka dhalatay roobab kii la filaayay 4 tii xilli ee \u00a0la soo dhaafay \u00a0oo la waayay ama si fiican aanan u da\u2019in. Abaarta \u00a0hadda ka jirta dalka waxay saamaynta \u00a0 ugu badan \u00a0u geysatay xoolaha, \u00a0beeraha iyo dadka waxayna sababtay biyo la\u2019aan baahsan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Roobka Gu\u2019a (April-June) hadii uu da\u2019o, waxaa sedex bilood oo kale lasugaya gurashadiisa, hadii uusan da\u2019in ama yaraado qatar intaan ka badan ayaa laga baqaya sidii 2011<\/p>\n<p>1-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Waxaa in kabadan 3,63,000 oo caruur ah nafaqa daro haystaa oo ay kamid yihiin 71,000 oo aad udaran<\/p>\n<p align=\"justify\">2-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Waxaa macluul ay ku bilaabatay in kabadan 2.9 malyuun oo qofood<\/p>\n<p align=\"justify\">3-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Waxaa 3.3 malyuun oo qofood ay cunta yaraan daran haysataa<\/p>\n<p align=\"justify\">4-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Waxaa ay galaafatay 70% xoolo nooc walba leh<\/p>\n<p align=\"justify\">5-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Waxaa deegaanada qaar Koonfurta Soomaaliya ka dilaacay daacuun calooleed ay ku geeriyoodeen ilaa iyo 1630 qofood<\/p>\n<p align=\"justify\">6-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Waxaa guray wabigii \u00a0Shabeelle, haddana waxaa isna guri raba Jubba.<\/p>\n<p align=\"justify\">7-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Waxaa hoos u dhacay wax soo saarkii beeraha.<\/p>\n<p align=\"justify\">8-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Waxaa degaanadoodii ka barakacay 1.3 malyuun qofood oo hadda dul degan magoolooyinka waawayn.<\/p>\n<p align=\"justify\">9-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Isku celcelis waxaaa kaalmo u baahan in kabadan 6.2 malyuun qofood oo Soomaaliyeed<\/p>\n<p align=\"justify\"><strong>Natiijada ka dhalatay abaaraha.<\/strong><\/p>\n<p align=\"justify\">1-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Dhimashada dadka oo bilaabatay cuduro iyo gaajo kadhalatay abaarta darteed.<\/p>\n<p align=\"justify\">2-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Dhimasho \u00a0xoolaha ku timid \u00a0calaf la\u2019aan iyo \u00a0biyo la\u2019aan darteed.<\/p>\n<p align=\"justify\">3-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Cuduro \u00a0ku dhacay xoolaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">4-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Barkacayaasha oo ku soo badanayo \u00a0Magaalooyink \u00a0waa wayn \u00a0sida; \u00a0Banadir, \u00a0Garoowe, Baydhabo, \u00a0Kismaayo, Beladwayne, Jowhar, Hargaysa, Cadaado, Gaalkacyo, Beledwayne iyo meela kale oo badan.<\/p>\n<p align=\"justify\"><strong>Dakhliga soo xerooday<\/strong><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa dowladda iyo dadkeedaba ku deqeen dhaqaale aanan ku filnayn baahida taagan oo aad u baaxadwayn owgeed \u00a0lacagtaas oo dhan \u00a0$1,318,492.34. Wuxuu Guddigu gaarsiiyay $935,000 Guddiyada Gurmadka Abaaraha ee Heer Deegaan iyo raashin.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaaladda abaaraha ee ka jirta dalka ayaa \u00a0ah mid \u00a0baahsan, safmar ah oo buuro, dul iyo bannaanba 637,000km laba jibaaran, taasoo ka dhalatay roobab kii la filaayay 4 tii xilli ee \u00a0la soo dhaafay \u00a0oo la waayay ama si fiican aanan u da\u2019in. Abaarta \u00a0hadda ka jirta dalka waxay saamaynta \u00a0 ugu badan \u00a0u geysatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34956,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34954","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34954","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34954"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34954\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34957,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34954\/revisions\/34957"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34956"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34954"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34954"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34954"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}