{"id":34950,"date":"2017-03-17T21:01:49","date_gmt":"2017-03-17T18:01:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34950"},"modified":"2017-03-17T21:08:07","modified_gmt":"2017-03-17T18:08:07","slug":"labo-odey-oo-gaajo-iyo-harraad-ugu-dhintey-deegaan-hoostaga-gobolka-galguduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/labo-odey-oo-gaajo-iyo-harraad-ugu-dhintey-deegaan-hoostaga-gobolka-galguduud\/","title":{"rendered":"Labo Odey oo Gaajo iyo Harraad ugu dhintey deegaan hoostaga Gobolka Galguduud."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Laba nin oo Odayaal ahaa ayaa la sheegay in ay Gaajo iyo Haraad \u00a0ay ugu geeryoodeen deegaanka lagu magacaabo Baxdo ee hoostaga gobolka Galgaduud, sida dadka deegaanka ay \u00a0sheegeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Deegaanka Baxdo, waxaa uu ka mid ahaa meelihii ay saameynta xooggan ay ku reebtay abaarta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhowr qoys ayaa hadda ku nool deegaanka, halka intooda badan ay dhawaan kasoo carareen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maamulka Galmudug ee Soomaaliya, ayaa dhawaan sheegay in gurmad deg-deg ah ay la gaari doonaan, deegaankaas iyo kuwa kale ee dalka ku nool xaaladooda laga soo deyrinaayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xaaladda abaaraha ee ka jirta dalka ayaa \u00a0ah mid \u00a0baahsan, safmar ah oo buuro, dul iyo bannaanba 637,000km laba jibaaran, taasoo ka dhalatay roobab kii la filaayay 4 tii xilli ee \u00a0la soo dhaafay \u00a0oo la waayay ama si fiican aanan u da\u2019in. Abaarta \u00a0hadda ka jirta dalka waxay saamaynta \u00a0 ugu badan \u00a0u geysatay xoolaha, \u00a0beeraha iyo dadka waxayna sababtay biyo la\u2019aan baahsan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laba nin oo Odayaal ahaa ayaa la sheegay in ay Gaajo iyo Haraad \u00a0ay ugu geeryoodeen deegaanka lagu magacaabo Baxdo ee hoostaga gobolka Galgaduud, sida dadka deegaanka ay \u00a0sheegeen. Deegaanka Baxdo, waxaa uu ka mid ahaa meelihii ay saameynta xooggan ay ku reebtay abaarta. Dhowr qoys ayaa hadda ku nool deegaanka, halka intooda badan ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34952,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34950","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34950","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34950"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34950\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34951,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34950\/revisions\/34951"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34952"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34950"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34950"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34950"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}