{"id":3494,"date":"2011-10-09T11:39:31","date_gmt":"2011-10-09T11:39:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3494"},"modified":"2011-10-09T11:39:31","modified_gmt":"2011-10-09T11:39:31","slug":"waxaa-isa-soo-taraya-tirada-dadkii-ku-wax-yeeloobay-duqeyntii-ay-xalay-ka-geesteen-ciidamada-amisom-gudaha-degmada-huriwaa-ee-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/waxaa-isa-soo-taraya-tirada-dadkii-ku-wax-yeeloobay-duqeyntii-ay-xalay-ka-geesteen-ciidamada-amisom-gudaha-degmada-huriwaa-ee-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Waxaa Isa Soo Taraya Tirada Dadkii Ku Wax Yeeloobay Duqeyntii ay Xalay Ka Geesteen Ciidamada AMISOM Gudaha Degmada Huriwaa Ee Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/dhaawacyo1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3497\" title=\"dhaawacyo\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/dhaawacyo1-300x162.jpg\" alt=\"\" width=\"331\" height=\"201\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n<p>Waxaa Isa Soo taraya tirada dakii ay waxyeeladu kasoo gaartey duqeymo ay xalay ciidamada AMISOM ka geesteen qaybo ka tirsan degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Ku dhawaad 10-qof oo sadex kamid ah ay isku qoys \u00a0ahaayeen ayaa ku dhintay duqeymahaas 12-kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaarey sida ay shabakada Wararaka Soomaaliyeed Ee Warsom U Xaqiijiyeen dad Ka Agdhow Qoyskii ay Waxyeelada ka soo gaartay Duqeymihii ay AMISOM ka geysteen Gudaha Degmadaasi Huriwaa<\/p>\n<p>AMISOM ayaa Duqeyntan sheegtay \u00a0in ay labartilmaameed sanayeen xarakada mujaahidiinta Al-shabaab oo ku sugan Suuqa xoolaha ee degmada Huriwaa kuwaas oo xalay weerar gaadmo aan caadi aheen kusoo qaaday ciidamo ka tirsan kuwa Dowlada TFG-da iyo Ciidamada \u00a0AMISOM oo shalay isku fidiyey qaybo ka tirsan degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Dadkii goobta duqeyntu ka dhacday degenaa ayaa bilaabay inay guryahooda kaBarabaxaan iyaga oo ka cabsi qaba in dib markale halkaas loo soo duqeeyo islamarkaana ay iyaga waxyeelo kasoo gaarto duqeyntaasi ay Ciidamada AMISOM ka Geesanayaa Degmadaasi.<\/p>\n<p>Ma ahan markii ugu horeysey oo duqeymo ay ciidamada AMISOM geysteen ay dad tira badan oo rayid Kuwax yeeloobaan Iyadoona aan wax war ah ka soo bixin Saraakiisha sar sare Ee dowlada TFG-da.<\/p>\n<p>\u00a0<strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Waxaa Isa Soo taraya tirada dakii ay waxyeeladu kasoo gaartey duqeymo ay xalay ciidamada AMISOM ka geesteen qaybo ka tirsan degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho. Ku dhawaad 10-qof oo sadex kamid ah ay isku qoys \u00a0ahaayeen ayaa ku dhintay duqeymahaas 12-kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaarey sida ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3494","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3494","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3494"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3494\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3498,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3494\/revisions\/3498"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3494"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3494"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3494"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}