{"id":34937,"date":"2017-03-17T01:22:45","date_gmt":"2017-03-16T22:22:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34937"},"modified":"2017-03-17T02:30:37","modified_gmt":"2017-03-16T23:30:37","slug":"dagaal-culus-oo-xaley-kadhacey-degmeda-huruwaa-ee-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dagaal-culus-oo-xaley-kadhacey-degmeda-huruwaa-ee-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Dagaal Culus oo xaley kadhacey degmeda Huruwaa ee gobolka Banaadir."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Saraakiisha hay\u2019adda nabad-sugida Qaranka ayaa warbaahinta u sheegay in xalay ay ka hor tageen weerar xoogag ka tirsan Al-shabaab ay ku soo qaadeen barkoontarool oo ay ciidamada booliiska \u00a0ku lahaayeen xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmada Huriwaa halkaasoo uu ka dhacay iska horimaad kooban.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada booliiska ah ee la weeraray oo markii danbe gurmad ka helay ciidamada nabad-sugida ayaa halkaa ku dilay xubno ka tirsanaa kooxihii weerarka soo qaaday waxaana la sheegay in shaqsiyaadka la dilay uu ka mid ahaa horjooge ka tirsanaa Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir C\/fitaax Cumar Xalane oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in horjoogaha la dilay lagu magacaabi jiray Amiir Jacfar kaa oo horkacayay weerarka xalay lagu soo qaaday xaafadda Suuqa Xoolaha.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in ciidamada ay gacanta ku dhigeen qori AK47 iyo qoriga Baasuukaha oo uu watay ninka la dilay, waxaana xaalada saaka ay tahay mid degan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii , weerarkan ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee Al-shabaab ay soo qaadeen tan iyo wixii ka danbeeyay isbadalka cusub ee ku dhacay hogaanka dalka marka laga soo tago dilalka iyo qaraxyada waayadii ugu danbeeyay joogtada ka noqday magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha hay\u2019adda nabad-sugida Qaranka ayaa warbaahinta u sheegay in xalay ay ka hor tageen weerar xoogag ka tirsan Al-shabaab ay ku soo qaadeen barkoontarool oo ay ciidamada booliiska \u00a0ku lahaayeen xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmada Huriwaa halkaasoo uu ka dhacay iska horimaad kooban. Ciidamada booliiska ah ee la weeraray oo markii danbe gurmad ka helay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34939,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34937","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34937","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34937"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34937\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34938,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34937\/revisions\/34938"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34939"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34937"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34937"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34937"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}