{"id":34933,"date":"2017-03-16T03:05:27","date_gmt":"2017-03-16T00:05:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34933"},"modified":"2017-03-16T03:07:13","modified_gmt":"2017-03-16T00:07:13","slug":"amisom-oo-kulan-la-qaadatey-rw-soomaaliyamaxey-kawada-hadleen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/amisom-oo-kulan-la-qaadatey-rw-soomaaliyamaxey-kawada-hadleen\/","title":{"rendered":"Amisom oo kulan la qaadatey R\/W Soomaaliya\/maxey kawada hadleen?"},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa xafiiskiisa kula kulmay Madaxda ugu sareysa Ciidamada Midowag Afrika ee AMISOM, waxaa \u00a0ayna kawada hadleyn arimo muhiim ah.<\/p>\n<p>Kulanka ka dhacay xafiiska Ra&#8217;iisal wasaaraha Soomaaliya waxaa goob joog ka ahaa Madaxa ugu sareeya Ciidamada AMISOM Amb. Francisco Madeira Caetano,taliyaha Milatariga AMISOM iyo Taliyaha Booliska AMISOM.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa kala hadlay madaxda iyo taliyaasaha ugu sareeya AMISOM sidii loo xoojin lahaa howlagalada amaanka lagu xaqiijinayo iyo in wada shaqeyn dhaw ay yeeshaan AMISOM iyo xukuumada cusub.<\/p>\n<p>Ugu danebyntii, madaxda ugu sareysa AMISOM ayaa u balan qaaday ra&#8217;isul wasaare Xassan Kheyre in si dhaw ula shaqeyn doonana dowlada cusub ayna xoojin doonaan howlgalka lagu xaqiijinayo amaanka dalka iyaga oo kaa shanaya ciidanka Dowlada Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa xafiiskiisa kula kulmay Madaxda ugu sareysa Ciidamada Midowag Afrika ee AMISOM, waxaa \u00a0ayna kawada hadleyn arimo muhiim ah. Kulanka ka dhacay xafiiska Ra&#8217;iisal wasaaraha Soomaaliya waxaa goob joog ka ahaa Madaxa ugu sareeya Ciidamada AMISOM Amb. Francisco Madeira Caetano,taliyaha Milatariga AMISOM iyo Taliyaha Booliska AMISOM. Ra&#8217;iisal wasaaraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34935,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34933","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34933","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34933"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34933\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34934,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34933\/revisions\/34934"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34935"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34933"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34933"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34933"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}