{"id":34913,"date":"2017-03-15T21:01:05","date_gmt":"2017-03-15T18:01:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34913"},"modified":"2017-03-15T21:05:17","modified_gmt":"2017-03-15T18:05:17","slug":"ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/","title":{"rendered":"Ahlu sunna iyo dawladda federalka Soomaaliya oo heshiis gaarey\/maxaase lagu heshiiyey?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Madaxweynaha maamulka gobollada dhexe ee Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Max\u2019ed Shaakir oo dib ugu laabtay degmada Dhuusa-mareeb, kadib safar todobaadyadii ugu danbeeyay uu ku joogay magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay hishiis ay la gaareen dowladda dhexe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sheekh Shaakir, ayaa sheegay in dowladda cusub ee madaxweynaha uu ka yahay Max\u2019ed Cabdullaahi Farmaajo isla soo qaadeen arimo dhowr oo la xirira hagaajinta sida uu hadalka u dhigay xiriirka maamulka gobollada dhexe ee Ahlu Sunna iyo dowladda dhexe oo xumaa waayadii ugu danbeeyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Dowladihii hore maamulka gobollada dhexe ee Ahlu Sunna hishiisyo ayeey la galleen, waad ogtihiinoo wax oofiyay ma jirin hadda ka hor, waxaan rajeyneynaa wixii hishiis ah ee hadda kadib la galo in la oofin doono, dowladda uu madaxweynaha ka yahay Max\u2019ed Cabdullaahi Farmaajo waxaan siweyn uga wada hadalnay danta caamka ah ee Soomaaliya iyo tan gaarka ah ee gobollada dhexe, gaar ahaan waxaan isla soo qaadnay dhismaha iyo tayeeynta ciidamo Soomaaliyeed oo awood leh si looga adkaado Al-shabaab\u2019\u2019 ayuu yiri Sheekh Shaakir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha maamulka gobollada dhexe ayaa ka mid ahaa hogaamiyayaashiii ka socday maamul gobolleedyada dalka ee Muqdisho ee uga qeyb-gallay bishii hore calleemo saarka madaxweyne Max\u2019ed Cabdullaahi Farmaajo, taasoo wax xooggaa isku soo dhawaasho ah ka dhax abuurtay dowladda iyo maamulka Ahlu Sunna oo markii hore kala taagnaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, maamulka gobollada dhexe Ahlu Sunna ayaa wali diidan jiritaankahorjeeda maamulka kale ee Galmudug, taasoo xumeysay cilaaqaadkii iyo xiriirkii kala dhaxeeyay dowladdii uu madaxweynaha ka ahaa Xassan Sheekh Max\u2019uud afartii sano ee la soo dhaafay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/hormuud-logo-30\/\" rel=\"attachment wp-att-34914\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34914\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/becco-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34915\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/tabaarak-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ahlu-sunna-iyo-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-heshiis-gaareymaxaase-lagu-heshiiyey\/salaam-bank-51\/\" rel=\"attachment wp-att-34917\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka gobollada dhexe ee Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Max\u2019ed Shaakir oo dib ugu laabtay degmada Dhuusa-mareeb, kadib safar todobaadyadii ugu danbeeyay uu ku joogay magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay hishiis ay la gaareen dowladda dhexe. Sheekh Shaakir, ayaa sheegay in dowladda cusub ee madaxweynaha uu ka yahay Max\u2019ed Cabdullaahi Farmaajo isla soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34920,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34913","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34913","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34913"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34913\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34919,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34913\/revisions\/34919"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34920"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34913"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34913"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34913"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}