{"id":34903,"date":"2017-03-14T20:18:49","date_gmt":"2017-03-14T17:18:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34903"},"modified":"2017-03-14T20:30:09","modified_gmt":"2017-03-14T17:30:09","slug":"dad-isu-soo-baxey-oo-muqdisho-salaad-roobdoon-ku-tukadey-iyagoon-isu-cafin-xaqa-ay-kala-galeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dad-isu-soo-baxey-oo-muqdisho-salaad-roobdoon-ku-tukadey-iyagoon-isu-cafin-xaqa-ay-kala-galeen\/","title":{"rendered":"Dad isu soo baxey oo Muqdisho salaad roobdoon ku tukadey iyagoon isu cafin xaqa ay kala galeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Magaalada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta lagu qabto isku soo bixii ugu balaarnaa oo Roob doon ah kadib abaar baahsan oo ku habsatay dadka iyo duuniyada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Max\u2019ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay todobaadkan dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaa isugu soo baxaan salaad Roob doon ah iyo alla bari.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxaa la xiray wadooyin muhiim ah oo ku yaalla magaalada si loo sugo ammaanka magaalada iyo dadka dhigaya roob doonka, waxaana ka qeyb-gali doonta mas\u2019uuliyiinta sare ee dowladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale kale\u00a0 magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa si la mid ah magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya qaban-qaabo balaaran iyo diyaar-garoow loogu jiro qeyb ka qeybgalka isku soo bax roob doon ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/becco-47\/\" rel=\"attachment wp-att-34759\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34759\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/tabaarak-41\/\" rel=\"attachment wp-att-34760\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34760\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/hormuud-logo-29\/\" rel=\"attachment wp-att-34758\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34758\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/salaam-bank-50\/\" rel=\"attachment wp-att-34761\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34761\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta lagu qabto isku soo bixii ugu balaarnaa oo Roob doon ah kadib abaar baahsan oo ku habsatay dadka iyo duuniyada. Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Max\u2019ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay todobaadkan dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaa isugu soo baxaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34905,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34903","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34903","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34903"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34903\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34904,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34903\/revisions\/34904"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34905"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34903"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34903"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34903"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}