{"id":34885,"date":"2017-03-14T01:00:22","date_gmt":"2017-03-13T22:00:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34885"},"modified":"2017-03-14T01:01:40","modified_gmt":"2017-03-13T22:01:40","slug":"dalka-netherland-oo-dalka-turkiga-madaxweynehiisu-hanjabaad-u-direy","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dalka-netherland-oo-dalka-turkiga-madaxweynehiisu-hanjabaad-u-direy\/","title":{"rendered":"Dalka Netherland oo Dalka Turkiga madaxweynehiisu Hanjabaad u direy."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ugu hanjabay wadanka Netherland inay ka qoomameyn doonaan dhaawaca soo gaaray xiriirka labada dal kadib markii dowlada Netherland ay u diiday dalkeeda inay soo galaan labo wasiir oo Turkish ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Labadan wasiir ayaa loo diiday inay qudbad u jeediyaan jaaliyada Turkiga ee ku nool dalka Netherland oo ku soo ururay qunsuliyada ku taal magaalada Rotterdam.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowlada Netherland ayaa sheegtay in isu soo baxaas uu halis gelin karo ammaanka dalkeeda iyadoo maalmo uun ay ka harsan tahay doorashada guud ee dalka Netherland ama Holland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xiriirka Turkiga iyo dhowr dal oo ka tirsan Midowga Yurub ayaa xiriirkoodu u xumaaday banaanbaxyada ay dhigayaan jaaliyadaha Turkiga ee dalalkaas ku nool.<\/p>\n<p align=\"justify\">Banaanbaxyda ayaa ah mid lagu doonayo in jaaliyada Turkiga ee dalalkaas ku nool inay ka qeybqaataan aftida ah in awooda Madaxweynaha Turkiga la ballaariyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Erdogan ayaa ku eedeeyay wadamada reer Galbeed Islam Neceyb waxana uu ku baaqay in ururada caalamiga ay ku soo rogaan cunoqabatayn dalka Netherland.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan u malaynayay in xilligii Nazigu uu dhamaaday, laakiin waan qaldanaa waayo Nazinimada waxa ay weli ka jirtaa wadamada reer galbeedka,\u201dayuu yiri Madaxweyne Erdogan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Balse waxa uu Erdogan ammaanay dalka Faransiiska oo u oggolaaday muwaadiniinta reer Turkey in ay isku soo baxaan uuna qudbad u jeediyo Mr Cavusoglu.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal Wasaaraha Netherland Mark Rutte ayaa ka dalbaday Madaxweyne Erdogan inuu ka bixiyo cudurdaar isla barbardhigga uu ku sameeyay wadankiisa iyo Naziga.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/becco-47\/\" rel=\"attachment wp-att-34759\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34759\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/tabaarak-41\/\" rel=\"attachment wp-att-34760\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34760\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/hormuud-logo-29\/\" rel=\"attachment wp-att-34758\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34758\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/salaam-bank-50\/\" rel=\"attachment wp-att-34761\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34761\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ugu hanjabay wadanka Netherland inay ka qoomameyn doonaan dhaawaca soo gaaray xiriirka labada dal kadib markii dowlada Netherland ay u diiday dalkeeda inay soo galaan labo wasiir oo Turkish ah. Labadan wasiir ayaa loo diiday inay qudbad u jeediyaan jaaliyada Turkiga ee ku nool dalka Netherland oo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34887,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34885","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34885","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34885"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34885\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34886,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34885\/revisions\/34886"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34887"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34885"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34885"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34885"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}