{"id":34881,"date":"2017-03-13T21:27:31","date_gmt":"2017-03-13T18:27:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34881"},"modified":"2017-03-13T21:29:54","modified_gmt":"2017-03-13T18:29:54","slug":"taliyaha-ciidanka-xogga-dalka-oo-beeniyey-in-uu-is-casiley-ama-is-casilayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/taliyaha-ciidanka-xogga-dalka-oo-beeniyey-in-uu-is-casiley-ama-is-casilayo\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Xogga Dalka oo beeniyey in uu is casiley ama is casilayo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Kaddib gadood maalintii shalay ay sameeyeen qaar ka mid ah ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo ka cabanayay mishaar la\u2019aan mudo dheer soo wajahday, ayaa dhinaca kale waxaa soo baxay warar sheegayay in uu is casilay taliyaha ciidamada xoogga dalka S\/Gaas Max\u2019ed Aadan Axmed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadaba taliyaha oo la hadlay warbaahinta ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka lagu faafiyay qaar ka mid ah baraha bulshada ee sheegayay in uu iska cislay xilka taliyaha ciidamada.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waa waxba kama jiraan wararka ku saabsan in aan shaqada iska casilay, waana lala xisaabtami doonaan kuwa wararkaa faafiyay\u2019\u2019 ayuu yiri taliyaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gadoodka ciidamada kaddib ayaa waxaa soo baxay eedeymo qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada militariga u jeediyeen taliyaha oo ay ku eedeeyeen in mishaarkoodii uu u weeciyay dhinaca ciidamada ku sugan deegaannada Puntland, hasse ahaatee eedeyntaa kama uusan hadlin taliyaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, tallaabada ay qaadeen ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed maalntii shalay ayaa noqoneysa tii ugu ballaarneyd oo ay sameeyaan iyaga oo cabanaya mishaar la\u2019aan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/becco-47\/\" rel=\"attachment wp-att-34759\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34759\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/tabaarak-41\/\" rel=\"attachment wp-att-34760\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34760\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/hormuud-logo-29\/\" rel=\"attachment wp-att-34758\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34758\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/salaam-bank-50\/\" rel=\"attachment wp-att-34761\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34761\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kaddib gadood maalintii shalay ay sameeyeen qaar ka mid ah ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo ka cabanayay mishaar la\u2019aan mudo dheer soo wajahday, ayaa dhinaca kale waxaa soo baxay warar sheegayay in uu is casilay taliyaha ciidamada xoogga dalka S\/Gaas Max\u2019ed Aadan Axmed. Hadaba taliyaha oo la hadlay warbaahinta ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34883,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34881","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34881","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34881"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34881\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34882,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34881\/revisions\/34882"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34883"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34881"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34881"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34881"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}