{"id":34870,"date":"2017-03-13T03:40:19","date_gmt":"2017-03-13T00:40:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34870"},"modified":"2017-03-13T20:48:48","modified_gmt":"2017-03-13T17:48:48","slug":"wakiilka-milkiilaha-dhulka-lagu-magacaabo-xoosh-oo-ku-eedeeyey-rag-ganacsato-ah-in-ay-boob-ku-degeen-kuna-heystaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/wakiilka-milkiilaha-dhulka-lagu-magacaabo-xoosh-oo-ku-eedeeyey-rag-ganacsato-ah-in-ay-boob-ku-degeen-kuna-heystaan\/","title":{"rendered":"Wakiilka Milkiilaha Dhulka lagu magacaabo Xoosh oo ku eedeeyey rag ganacsato ah in ay boob ku degeen kuna heystaan."},"content":{"rendered":"<p class=\"caps\">Axmed nuur jimcaale oo ah ganacsade iyo C\/rashiid Cismaan Xasan (Harqaanle) si weyn looga yaqaano gudahaha dalka iyo dibadiisa ayaa lagu eedeeyay in ay si aan sharci ahayn \u00a0u qaateen una dageen dhul baaxadiisu ay weentahay kaasi oo ku yaala degmadda kaxdda ee gobolka banaadir<\/p>\n<p>dhulkan ayaa waxaa iska leh ganacsade kale oo lagu magacaabo Cabdi xoosh waxaaba uu yahay mid ku fadhiyya dhul balaaran .waxaana haysta shirkaddaha \u00a0hormuud iyo HASCO oo uu gudoomiye ka yahay axmed nuur jimcaale iyo Harqaanlle<\/p>\n<p>siyaasigga cali M nuux tima jilac ayaa ku eedeeyay gudoomiyaha shirkadda hormuud iyo Hasco in ay si awood ah ku haystaan dhulkaasi loona baahanyahay in cadaaladda ay helaan dadkaasi xi;ligan laga haysto dhulka<\/p>\n<p>inta badan shirkadda hormuud madaxdda ugu sar sareeysa waxaa lagu eedeeyaa qaadashadda dhulal aad waaweyn waxaana tani ay qayb ka noqonaysaa dhibaatadda marar badan looga cawday madaxda ee la xiriira hormuud<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>https:\/\/youtu.be\/tL_D8jrZZ1Y<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axmed nuur jimcaale oo ah ganacsade iyo C\/rashiid Cismaan Xasan (Harqaanle) si weyn looga yaqaano gudahaha dalka iyo dibadiisa ayaa lagu eedeeyay in ay si aan sharci ahayn \u00a0u qaateen una dageen dhul baaxadiisu ay weentahay kaasi oo ku yaala degmadda kaxdda ee gobolka banaadir dhulkan ayaa waxaa iska leh ganacsade kale oo lagu magacaabo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34871,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34870","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34870","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34870"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34870\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34879,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34870\/revisions\/34879"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34871"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34870"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34870"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34870"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}