{"id":34866,"date":"2017-03-13T02:29:49","date_gmt":"2017-03-12T23:29:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34866"},"modified":"2017-03-13T02:59:36","modified_gmt":"2017-03-12T23:59:36","slug":"ciidamo-ka-tirsan-xogga-dalka-oo-qeybo-magaalada-muqdisho-ka-mid-ah-xirey-boob-iyo-dhacna-u-geystey-dad-rayid-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ciidamo-ka-tirsan-xogga-dalka-oo-qeybo-magaalada-muqdisho-ka-mid-ah-xirey-boob-iyo-dhacna-u-geystey-dad-rayid-ah\/","title":{"rendered":"Ciidamo ka tirsan Xogga Dalka oo Qeybo magaalada Muqdisho ka mid ah xirey Boob iyo dhacna u geystey dad rayid ah."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamo ka militariga dowladda federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaw la wareegay qeybo badan oo ka mid ah magaalada caasimada ah Muqdisho, iyaga ka cabanaya mishaar la\u2019aan.<\/p>\n<p>Ciidanka qaar ayaa u dhaqaaqay dhanka xaafadda Buulo Xuubey,iyaga oo joojiyay dhamaaba ganacsiga iyo isku socodka dadka iyo gadiidka.<\/p>\n<p>Ciidamadan ayaan wax dhibaato ah u\u00a0 geysan dadka shacabka ah, marka laga reebo kala xireen qeybo muhiim ah oo caasimada ka tirsan.<\/p>\n<p>Waa gadoodkii ugu ballaarnaa oo ay caasimada ka sameeyeen ciidamada xili dowladda uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmajo horay u ballanqaaday in ay bixineyso mishaarka ciidamada iyo shaqaallaha dowladda.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/becco-47\/\" rel=\"attachment wp-att-34759\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34759\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/tabaarak-41\/\" rel=\"attachment wp-att-34760\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34760\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/hormuud-logo-29\/\" rel=\"attachment wp-att-34758\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34758\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/salaam-bank-50\/\" rel=\"attachment wp-att-34761\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34761\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo ka militariga dowladda federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaw la wareegay qeybo badan oo ka mid ah magaalada caasimada ah Muqdisho, iyaga ka cabanaya mishaar la\u2019aan. Ciidanka qaar ayaa u dhaqaaqay dhanka xaafadda Buulo Xuubey,iyaga oo joojiyay dhamaaba ganacsiga iyo isku socodka dadka iyo gadiidka. Ciidamadan ayaan wax dhibaato ah u\u00a0 geysan dadka shacabka ah, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34869,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34866","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34866","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34866"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34866\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34867,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34866\/revisions\/34867"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34869"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34866"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34866"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34866"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}