{"id":34860,"date":"2017-03-13T01:09:51","date_gmt":"2017-03-12T22:09:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34860"},"modified":"2017-03-13T01:12:18","modified_gmt":"2017-03-12T22:12:18","slug":"qeybo-ka-mid-ah-magaalada-muqdisho-oo-ciidamada-dawladdu-hawlgallo-ka-sameeyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/qeybo-ka-mid-ah-magaalada-muqdisho-oo-ciidamada-dawladdu-hawlgallo-ka-sameeyeen\/","title":{"rendered":"Qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho oo Ciidamada Dawladdu Hawlgallo ka sameeyeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Ciidamadda Nabad sugidda iyo Booliska dowladda Soomaaaliya, ayaa howlgallo dad lagu soo qab-qabtay ka sameeyay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha ciidamadda ayaa sheegaya in cabsho ay kasoo yeertay dadka deegaanka, taasina ay tahay sababta howlgalka loo sameeyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maalmihii la soo dhaafay, degmadda Yaaqshiid, waxaa kusoo badanayay dad xiran dareeska ciidanka dowladdda oo dhac u geysanaya dadka deegaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka ku nool degmadda Yaaqshiid, ayaa soo dhoweeyay dadaalka ciidanka ay wadaan, waxaana ay ku amaaneen shaqada ay shacabka u hayaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/becco-47\/\" rel=\"attachment wp-att-34759\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34759\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/tabaarak-41\/\" rel=\"attachment wp-att-34760\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34760\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/hormuud-logo-29\/\" rel=\"attachment wp-att-34758\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34758\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/salaam-bank-50\/\" rel=\"attachment wp-att-34761\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34761\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamadda Nabad sugidda iyo Booliska dowladda Soomaaaliya, ayaa howlgallo dad lagu soo qab-qabtay ka sameeyay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Saraakiisha ciidamadda ayaa sheegaya in cabsho ay kasoo yeertay dadka deegaanka, taasina ay tahay sababta howlgalka loo sameeyay. Maalmihii la soo dhaafay, degmadda Yaaqshiid, waxaa kusoo badanayay dad xiran dareeska ciidanka dowladdda oo dhac u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34862,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34860","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34860","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34860"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34860\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34861,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34860\/revisions\/34861"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34862"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34860"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34860"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34860"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}