{"id":34857,"date":"2017-03-13T00:10:17","date_gmt":"2017-03-12T21:10:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34857"},"modified":"2017-03-13T00:10:17","modified_gmt":"2017-03-12T21:10:17","slug":"dad-la-sheegey-in-ay-al-shabaab-xiriir-la-leeyihiin-oo-ciidamada-kenya-xir-xireen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/dad-la-sheegey-in-ay-al-shabaab-xiriir-la-leeyihiin-oo-ciidamada-kenya-xir-xireen\/","title":{"rendered":"Dad la sheegey in ay Al-shabaab xiriir la leeyihiin oo Ciidamada Kenya xir xireen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Ciidamada nabad-galyada dalka Kenya gaar ahaa qeybta la dagaalanka argagixisada ayaa warbaahinta u sheegay in ay qabteen Lix ruux oo lagu tuhmayo in ay ka tirsan yihiin Xarakada Al-Shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadkan ayaa lagu qabtay howlgal ay si gaar ah u fuliyeen ciidamada booliska oo ka dhacay magaalo xeebeedka Malindi ee dalka Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan xirnay Lix ruux oo aan ku hayno cadeymo muujinaya in ay xiriir toos ah lala leeyihiin Al-shabaab, marka dhawaan sharciga ayaan horkeeni doono ,inta badan cadeymaha waxaana ka helay todobo teleefan oo ay wateen\u201d ayuu yiri taliyaha ciidamada magaalada Malindi Muchangi Matawa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxaa uu tilmaamay taliyaha in lixdaan qof dhalinyarada ku nool magaalada ay ku tashkiilin jireen in ay ku biiraan Al-Shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, tuhmaanayaasha ay gacanta ku dhigeen ciidanka booliska Kenya ayaa waxaa ka mid ah haweenay la aaminsan yahay in gabdhaha Kenya ay ku biirin jirtay Al-Shabaab ,islamarkaan ay kasoo gudbin jirtay xadka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/becco-47\/\" rel=\"attachment wp-att-34759\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34759\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/tabaarak-41\/\" rel=\"attachment wp-att-34760\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34760\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/hormuud-logo-29\/\" rel=\"attachment wp-att-34758\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34758\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/salaam-bank-50\/\" rel=\"attachment wp-att-34761\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34761\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada nabad-galyada dalka Kenya gaar ahaa qeybta la dagaalanka argagixisada ayaa warbaahinta u sheegay in ay qabteen Lix ruux oo lagu tuhmayo in ay ka tirsan yihiin Xarakada Al-Shabaab. Dadkan ayaa lagu qabtay howlgal ay si gaar ah u fuliyeen ciidamada booliska oo ka dhacay magaalo xeebeedka Malindi ee dalka Kenya. \u201cWaxaan xirnay Lix ruux [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-34857","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34857","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34857"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34857\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34858,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34857\/revisions\/34858"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34857"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34857"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34857"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}