{"id":34805,"date":"2017-03-10T23:07:43","date_gmt":"2017-03-10T20:07:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34805"},"modified":"2017-03-10T23:09:34","modified_gmt":"2017-03-10T20:09:34","slug":"ciidamadii-gadoodsanaa-ee-garoowe-koontorolka-koonfureed-u-xidhnaa-oo-fasaxey-gaadiidkii","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ciidamadii-gadoodsanaa-ee-garoowe-koontorolka-koonfureed-u-xidhnaa-oo-fasaxey-gaadiidkii\/","title":{"rendered":"Ciidamadii gadoodsanaa ee Garoowe Koontorolka koonfureed u xidhnaa oo Fasaxey Gaadiidkii."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Ciidamo gadoodsan oo ku sugan koontaroolka Koonfureed ee magaalada Garoowe ayaa lagu waramayaa in xalay saqdii dhexe sii daayeen gadiid xamuul ah oo halkaa ku xanibnaa tan iyo markii ay ciidamada gadoodka sameeyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gadiidka la sii daayay ayaa la sheegay in intooda badan ay ka kala yimaadeen magaalooyinka Boosaaso Gaalkacyo ilaa Beledweyne kuwaa oo siday shixnado kala duwan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada ayaa wali ku sugan koontaroolkii ay la wareegeen ee koonfurta magaalada Garoowe ee xarunta dowlad gobolleedka Puntland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Go\u2019aanka siidaynta gadiidka ayaa ku yimid dadaal ay sameyeen waxgaradka si xal loogu helo arrimahan oo maalmahan dambe ku soo noq noqday Puntland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, ciidamada gadoodsan ayaa ka cabanaya mushaar la&#8217;aan, balse maamulka Puntland waxay sheegeen in ciidamadaay siiyaan mushaharkooda iyo waliba guno.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/becco-47\/\" rel=\"attachment wp-att-34759\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34759\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/tabaarak-41\/\" rel=\"attachment wp-att-34760\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34760\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/hormuud-logo-29\/\" rel=\"attachment wp-att-34758\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34758\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/salaam-bank-50\/\" rel=\"attachment wp-att-34761\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34761\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo gadoodsan oo ku sugan koontaroolka Koonfureed ee magaalada Garoowe ayaa lagu waramayaa in xalay saqdii dhexe sii daayeen gadiid xamuul ah oo halkaa ku xanibnaa tan iyo markii ay ciidamada gadoodka sameeyeen. Gadiidka la sii daayay ayaa la sheegay in intooda badan ay ka kala yimaadeen magaalooyinka Boosaaso Gaalkacyo ilaa Beledweyne kuwaa oo siday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34806,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34805","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34805","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34805"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34805\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34807,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34805\/revisions\/34807"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34806"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34805"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34805"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34805"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}