{"id":348,"date":"2011-05-02T17:41:38","date_gmt":"2011-05-02T17:41:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=348"},"modified":"2011-05-02T17:41:38","modified_gmt":"2011-05-02T17:41:38","slug":"rwasaaraha-somali-americanka-farmaajo-iyo-madaxweyne-shariifka-tfg-oo-si-weyn-ula-dhacay-riyadii-uu-obama-uu-ku-dilay-shiikh-osama-bin-laden","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/rwasaaraha-somali-americanka-farmaajo-iyo-madaxweyne-shariifka-tfg-oo-si-weyn-ula-dhacay-riyadii-uu-obama-uu-ku-dilay-shiikh-osama-bin-laden\/","title":{"rendered":"R\/wasaaraha Somali Americanka Farmaajo Iyo Madaxweyne Shariifka TFG oo Si Weyn Ula Dhacay Riyadii Uu Obama uu Ku Dilay Shiikh Osama Bin Laden"},"content":{"rendered":"<p>Ka Dib Markii uu Madaxweynaha Madowga Mareykanka Brack Obama Uu Shaaciyey In Ciidamada Mareykanka ay Dileen Hogaamiyaha Urur Weynaha Shabakadda Islaam ee Al Qaacida ayaa waxaa hadalkaasi Riyada ah Si Weyn U Soo Dhaweeyey Hor Joogayaal fara badan Oo ka Tirsan Kuwa Korboodaya Wadamada Muslimka Sida Madaxda TFG Soomaaliya<\/p>\n<p>Madaxweyne Shariifka Soomaaliya oo Shir Jaraa&#8217;id Ku qabtay Muqdisho ayaa waxa uu Sheegay In ay Dhab tahay Geerida Shiikh Usaama Bin laden isl markaan uu Si Diiran U Soo Dhaweynaya<\/p>\n<p>Sidoo kale Shariif ayaa Mahad Iyo Bogaadin U Soo Jeediyey Hogaamoyaha madowga Mareykanka Obama isagoo Hoosta ka Xariiqay In Usaama Uu Shibaato badan Ku hayey Soomaaliya<\/p>\n<p>Dhanka kale waxaa Fikir la Ceynka ah kan Shariif Soo Jeediyey R\/wasaare Soomaali Americanka farmaajo oo isna cadeeyey In Uu Ku farax san yahay Oraahda Qaldan ee Obama<\/p>\n<p>Si kastaba Dad badan oo ka Mid ah caalamul Islam ayaa waxa ay amin san Yihiin In Shiikh Usaama Bin laden Uu yahay Amiirka Muslimiinta Aduunka Iyadoo Dad qalbiga ka Taageero aysan Amin sanayn Riyo maalmeedka Brack Obama<\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff;\"><font style=\"font-size: medium; color: #ff00ff;\" size=\"4\" color=\"#ff00ff\">\u00a0<\/p>\n<p><\/font><\/span><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff;\">\u00a0<\/span><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/span><\/em><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Arial;\">\u00a0<\/span><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff;\"><strong><font style=\"font-size: medium; color: #ff00ff;\" size=\"4\" color=\"#ff00ff\">\u00a0<\/p>\n<p><\/font><\/strong><\/span><\/strong><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><u style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff;\">info@warsom.com<\/span><\/u><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff;\"> &amp; <\/span><\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><u style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff;\">webmaster@warsom.com<\/span><\/u><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff;\"> <\/span><\/strong><strong><span style=\"font-size: medium;\">\u00a0<\/span><\/strong><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">\u00a0<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ka Dib Markii uu Madaxweynaha Madowga Mareykanka Brack Obama Uu Shaaciyey In Ciidamada Mareykanka ay Dileen Hogaamiyaha Urur Weynaha Shabakadda Islaam ee Al Qaacida ayaa waxaa hadalkaasi Riyada ah Si Weyn U Soo Dhaweeyey Hor Joogayaal fara badan Oo ka Tirsan Kuwa Korboodaya Wadamada Muslimka Sida Madaxda TFG Soomaaliya Madaxweyne Shariifka Soomaaliya oo Shir Jaraa&#8217;id [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-348","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/348","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=348"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/348\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":355,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/348\/revisions\/355"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=348"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=348"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=348"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}