{"id":34791,"date":"2017-03-09T21:35:24","date_gmt":"2017-03-09T18:35:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34791"},"modified":"2017-03-09T21:40:53","modified_gmt":"2017-03-09T18:40:53","slug":"xildhibaan-cqaadir-cali-faarax-oo-xaladiisa-caafimaad-soo-hagaageyso-kadib-qarax-gaari-loogu-xirey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/xildhibaan-cqaadir-cali-faarax-oo-xaladiisa-caafimaad-soo-hagaageyso-kadib-qarax-gaari-loogu-xirey\/","title":{"rendered":"Xildhibaan C\/qaadir Cali Faarax oo xaladiisa caafimaad soo hagaageyso kadib Qarax Gaari loogu xirey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Xaaladda Caafimaad ee Xildhibaan Cabdulqaadir Cali Faarax, oo shalay ku dhaawacmay Qarax loogu xiray gaarigiisa, ayaa aad usoo-hagaageysa, sida uu sheegay Guddoomiyaha Gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha, ayaa sheegay in xildhibaanka dhaawac culus uu soo gaaray, balse hadda xaaladiisa ay aad u-wanaagsantahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale, Xasan Maxamed Khaliif, waxaa uu warbaahinta usheegay in aysan jirin cid kale oo ay waxyeelo ka soo gaartay Qaraxaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaraxa waxaa uu ka dhacay agagaarka xero daraawiisheed ee magaaladda Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamadda ayaa Magaalada Gaalkacyo ka wada Howlgallo ammaanka lagu xaqiijinayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/becco-47\/\" rel=\"attachment wp-att-34759\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34759\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/tabaarak-41\/\" rel=\"attachment wp-att-34760\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34760\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/hormuud-logo-29\/\" rel=\"attachment wp-att-34758\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34758\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/salaam-bank-50\/\" rel=\"attachment wp-att-34761\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34761\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaaladda Caafimaad ee Xildhibaan Cabdulqaadir Cali Faarax, oo shalay ku dhaawacmay Qarax loogu xiray gaarigiisa, ayaa aad usoo-hagaageysa, sida uu sheegay Guddoomiyaha Gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif. Guddoomiyaha, ayaa sheegay in xildhibaanka dhaawac culus uu soo gaaray, balse hadda xaaladiisa ay aad u-wanaagsantahay. Dhinaca kale, Xasan Maxamed Khaliif, waxaa uu warbaahinta usheegay in aysan jirin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34793,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34791","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34791","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34791"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34791\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34792,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34791\/revisions\/34792"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34793"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34791"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34791"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34791"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}