{"id":3479,"date":"2011-10-09T08:48:52","date_gmt":"2011-10-09T08:48:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3479"},"modified":"2011-10-09T08:48:52","modified_gmt":"2011-10-09T08:48:52","slug":"taliyaha-ciidamada-ilaalinta-hay%e2%80%99adaha-galkacyo-oo-ay-kooxo-hubeysan-shalay-galinkii-dambe-dhawaac-u-geesteen-oo-xalay-fiidkii-u-geeriyooday-dhaawacaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/taliyaha-ciidamada-ilaalinta-hay%e2%80%99adaha-galkacyo-oo-ay-kooxo-hubeysan-shalay-galinkii-dambe-dhawaac-u-geesteen-oo-xalay-fiidkii-u-geeriyooday-dhaawacaasi\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidamada Ilaalinta Hay\u2019adaha Galkacyo Oo Ay Kooxo Hubeysan Shalay Galinkii Dambe Dhawaac U Geesteen Oo Xalay Fiidkii U Geeriyooday Dhaawacaasi"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/Gaalkacayo1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3482\" title=\"Gaalkacayo\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/Gaalkacayo1.jpg\" alt=\"\" width=\"349\" height=\"267\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n<p>Xalay Fiidkii ayaa waxaa magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug ku geeriyoodey Taliye Mursan Xaaji Saleebaan oo shalay kooxo hubaysani ay dhaawac culus ugu geysteen gudaha magaalada Boosaaso ee maamul Goboleedka Puntland.<\/p>\n<p>Marxuum Mursal oo ahaa Taliyaha ciidamada ilaalada Hay\u2019adaha ee <strong>SPU<\/strong>-da oo shalay gelinkii danbe magaalada Boosaaso diyaarad gaar ahi ay ka qaaday ayaa xalay 2-dii danbe ku qurbaxay cusbataal ku yaal magaalada Gaalkacayo Uu Haatanba Meedkiisa la donaya In laga qaado Ispitaalkaas.<\/p>\n<p>Geerida ku timi Marxuum Mursal Xaaji Saleebaan ayaa waxaa ka tacsiyeey guud ahaan Saraakiisha laamaha ammaanka ee gobolka Bari , islamarkaana ilaah uga baryey inuu naxariistiisi janno ka waraabiyo Eheladiisana Samir Iyo Iimaan Allaha Ka Siiyo.<\/p>\n<p>Maalinta Shalay barqanimadii ayey ahayd markii Kooxo\u00a0 hubaysan ay Taliyaha iyo mid kamid ah ilaaladiisa agagaarka <strong>(Afar Irdoodka)<\/strong> ku dhaawaceen iyadoo dhaawaciisuna uu ahaa mid aad u xoogan kaas oo markii danbena sababay inuu u geeriyoodo.Dhaawacaasi ka soo gaaray Qaarka Dambe ee Jirkiisa<\/p>\n<h4><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Xalay Fiidkii ayaa waxaa magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug ku geeriyoodey Taliye Mursan Xaaji Saleebaan oo shalay kooxo hubaysani ay dhaawac culus ugu geysteen gudaha magaalada Boosaaso ee maamul Goboleedka Puntland. Marxuum Mursal oo ahaa Taliyaha ciidamada ilaalada Hay\u2019adaha ee SPU-da oo shalay gelinkii danbe magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3479","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3479","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3479"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3479\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3486,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3479\/revisions\/3486"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3479"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3479"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3479"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}