{"id":34788,"date":"2017-03-09T20:42:43","date_gmt":"2017-03-09T17:42:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34788"},"modified":"2017-03-09T21:27:32","modified_gmt":"2017-03-09T18:27:32","slug":"maalinta-haweenka-adduunka-oo-jaaliyada-soomaalida-minnesota-xuseen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/maalinta-haweenka-adduunka-oo-jaaliyada-soomaalida-minnesota-xuseen\/","title":{"rendered":"Maalinta Haweenka Adduunka oo Jaaliyada Soomaalida Minnesota Xuseen."},"content":{"rendered":"<p>Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobalka Minnesota ayaa xalay magaalada Minneapolis ku qabtay xaflad lagu xusayo maalinta haweenka ee Adduunka, xafladdaan oo ay \u00a0soo abaabushay ururka haweenka ee ISUROON oo ah hay\u2019ad ka \u00a0shaqaysa arimaha haweenka , ayaa waxaa kala soo qaybgalay haweenka \u00a0soomaaliyeed qaar ka mid ah bulshooyinka kala duwan ee gobalkan deggan.<\/p>\n<p>Faruun \u00a0Weli oo ah madaxa \u00a0uruka ISUROON oo la hadleysay dadkii goobta isugu yimid ayaa xustay in maalinta haweenku ay tahay \u00a0maalin dhiirigalineed oo sare u qaadeysa hamiga haweenka aduunka. \u00a0Fartuun ayaa carabka ku dhufatay in ay muhiim tahay in bulshadu ay iska \u00a0kaashadaan ka hortagga tacdiyada ka dhanka haweenka, sidoo kalena loo baahan yahay in haweeka loo sameeyo banaamijyo kor \u00a0loogu soo qaadayo aqoontooda, laguna kobcinayo dhaqaalahooda.<\/p>\n<p>Fanaanadka \u00a0caanka ah ee Soomaaliyeed Hiba Maxamed Hiba-nuura, oo ka mid aheyd haweenka madasha isugu yimid ayaa \u00a0khudbaddeeda ku soo koobtay suugaan ay uga warameysay waxtarka\u00a0 haweenka \u00a0Soomaaliyeed iyo doorka ay bulshada kaga jiraan haweenka aduunka.<\/p>\n<p>Marti sharaftii lagu cusuumay xuska maalinta Haweenka aduunka ayaa aad uga hadlay kaalinta ay kaga jiraan haweenku bulshadda waxaa ka mid ahaa dadkii goobta ka hadlay Minnesota Senator Jim Abeler isagoo u mahadceliyey hay\u2019ada ISUROON, waxaa iyaduna ka hadashay xuskaan maalinta haweenka madaxa hay\u2019adda Youthprise Wokie Weah oo aad uga hadashay kaalinta ay horemarinta bulshada kaga jiraan Haweenka.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Isuroon ayaa \u00a0waxay habeenimadii xalay Abaalmarino ay gudoonsiisay shaqsiyaad door muhiima ku lahaa\u00a0 waxqabadka hay\u2019adda iyo waliba Hibo Maxamed Gudoon oo lagu xusay doorka ay ku laheed dhiirigalinta haweenka Soomaaliyeed<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/becco-47\/\" rel=\"attachment wp-att-34759\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34759\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/tabaarak-41\/\" rel=\"attachment wp-att-34760\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34760\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/hormuud-logo-29\/\" rel=\"attachment wp-att-34758\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34758\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/salaam-bank-50\/\" rel=\"attachment wp-att-34761\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34761\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobalka Minnesota ayaa xalay magaalada Minneapolis ku qabtay xaflad lagu xusayo maalinta haweenka ee Adduunka, xafladdaan oo ay \u00a0soo abaabushay ururka haweenka ee ISUROON oo ah hay\u2019ad ka \u00a0shaqaysa arimaha haweenka , ayaa waxaa kala soo qaybgalay haweenka \u00a0soomaaliyeed qaar ka mid ah bulshooyinka kala duwan ee gobalkan deggan. Faruun \u00a0Weli oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34790,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34788","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34788","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34788"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34788\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34789,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34788\/revisions\/34789"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34790"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34788"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34788"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34788"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}