{"id":34766,"date":"2017-03-08T21:01:39","date_gmt":"2017-03-08T18:01:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34766"},"modified":"2017-03-08T22:26:14","modified_gmt":"2017-03-08T19:26:14","slug":"taliyaha-ciidanka-xogga-dalka-soomaaliyeed-oo-ka-digey-in-illaalada-hoteladu-xidhaan-dharka-ciidamada-qalabka-sida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/taliyaha-ciidanka-xogga-dalka-soomaaliyeed-oo-ka-digey-in-illaalada-hoteladu-xidhaan-dharka-ciidamada-qalabka-sida\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Xogga Dalka Soomaaliyeed oo ka digey in illaalada Hoteladu Xidhaan dharka Ciidamada Qalabka sida."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Max\u2019ed Aadan Axmed oo la hadlay warbaahinta ayaa uga digay ilaalada hoteellada Muqdisho in ay xirtaan dareyska ciidamada..<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay cidii lagu arko iyadoo dareeska ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ku ilaalinaysa hoteel in laga qaadi doono tilaabo sharciga waafaqsan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Ma ogolaaneyno ilaalada hoteellada Muqdisho in ay ku labistaan dharka ciidamada hadii ay ahaan lahaayeen kuwa militariga booliiska iyo qeybaha kale ee ciidamada, hadii ay yihiin hay\u2019addo madaxbanaan oo la ogyahay oo u baahan ilaalo gaar ah waa in ay u sameeyaan ilaaladooda dareys kale oo aan aheyn kuwa ciidamada ayuu yiri\u2019\u2019taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ayaa sheegay in arintan tahay mid aan marnaba la aqbali Karin, madaama ciidamada qalabka sida sida uu hadalka u dhigay ka tirsaneyn ilaalada hoteellada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, taliyaha ayaa ciidamada ku wargaliyayin a<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/salaam-bank-50\/\" rel=\"attachment wp-att-34761\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34761\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>y qabtaan qofkii lagu helo isagoo wata dharka ciidanka dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/becco-47\/\" rel=\"attachment wp-att-34759\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34759\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/tabaarak-41\/\" rel=\"attachment wp-att-34760\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34760\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/hormuud-logo-29\/\" rel=\"attachment wp-att-34758\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34758\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Max\u2019ed Aadan Axmed oo la hadlay warbaahinta ayaa uga digay ilaalada hoteellada Muqdisho in ay xirtaan dareyska ciidamada.. Waxaa uu sheegay cidii lagu arko iyadoo dareeska ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ku ilaalinaysa hoteel in laga qaadi doono tilaabo sharciga waafaqsan. \u2018\u2019Ma ogolaaneyno ilaalada hoteellada Muqdisho in ay ku labistaan dharka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34768,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34766","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34766","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34766"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34766\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34767,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34766\/revisions\/34767"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34768"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34766"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34766"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34766"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}