{"id":34757,"date":"2017-03-08T19:01:06","date_gmt":"2017-03-08T16:01:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34757"},"modified":"2017-03-08T20:02:39","modified_gmt":"2017-03-08T17:02:39","slug":"gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/","title":{"rendered":"Gobolka SH\/dhexe deegaano ka tirsan oo tiro 20 qof ahi ugu dhinteen Cudurka Shuban biyoodka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Degaanka Xawaadley ee Gobolka Shabeelah Dhexe, waxaa laga soo sheegayaa in ugu yaraan 20 ruux ay u geeryoodeen \u00a0cudurka Shuban biyoodka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka cudurka u geeryooday, waxaa ay u badanyihiin carruur iyo dumar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiyaha degaanka Xawaadley Cabdulle Macaani Beerow, ayaa warbaahinta u sheegay in ay jiraan dad kale oo cudurka la jiifa, xaruumaha caafimaadka deegaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Koonfurta Soomaaliya oo ay ka jiraan abaaro xoogan, ayaa waxaa dadka ugu darsamay cuduro faafa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya, ayaa sheegtay in dhawaan loo gurman doono, dadka Abaaraha ay saameeyaan iyo kuwa kale ee cudurada la jiifa.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/hormuud-logo-29\/\" rel=\"attachment wp-att-34758\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34758\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/becco-47\/\" rel=\"attachment wp-att-34759\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34759\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/tabaarak-41\/\" rel=\"attachment wp-att-34760\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34760\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gobolka-shdhexe-deegaano-ka-tirsan-oo-tiro-20-qof-ahi-ugu-dhinteen-cudurka-shuban-biyoodka\/salaam-bank-50\/\" rel=\"attachment wp-att-34761\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34761\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Degaanka Xawaadley ee Gobolka Shabeelah Dhexe, waxaa laga soo sheegayaa in ugu yaraan 20 ruux ay u geeryoodeen \u00a0cudurka Shuban biyoodka. Dadka cudurka u geeryooday, waxaa ay u badanyihiin carruur iyo dumar. Gudoomiyaha degaanka Xawaadley Cabdulle Macaani Beerow, ayaa warbaahinta u sheegay in ay jiraan dad kale oo cudurka la jiifa, xaruumaha caafimaadka deegaanka. Koonfurta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34765,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34757","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34757","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34757"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34757\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34764,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34757\/revisions\/34764"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34765"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34757"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34757"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34757"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}