{"id":3474,"date":"2011-10-08T17:23:25","date_gmt":"2011-10-08T17:23:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3474"},"modified":"2011-10-08T17:23:25","modified_gmt":"2011-10-08T17:23:25","slug":"mudanayaasha-baarlamaanka-oo-laadey-dhamaan-heshiisyadii-badda-ee-la-galay-1991-kadib","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/mudanayaasha-baarlamaanka-oo-laadey-dhamaan-heshiisyadii-badda-ee-la-galay-1991-kadib\/","title":{"rendered":"Mudanayaasha Baarlamaanka Oo Laadey Dhamaan Heshiisyadii Badda Ee La Galay 1991 Kadib"},"content":{"rendered":"<h4><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/xildhibaanada-baarlamaanka1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3476\" title=\"xildhibaanada-baarlamaanka\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/xildhibaanada-baarlamaanka1.jpg\" alt=\"\" width=\"340\" height=\"282\" \/><\/a><\/strong><\/h4>\n<h4><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/h4>\n<h1>\u00a0<\/h1>\n<p>Mudanayaasha Baarlamaanka Fedferaalka ee Soomaaliya oo maalmihii la soo dhaafey shirar ka lahaa arrimaha ku saabsan heshiisyada badda Soomaaliya, kadib markii ay soo baxdey in sanadkan 2011 bisha Diseember dib loo calaamadin doono soohdinta biyaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>fadhigi maanta ee Xildhibaanada waxaa soo xaadirey <strong>335<\/strong> Xildhibaan waxaana shir guddoominaayey <strong>Cabdiweli Ibraahim Muudey<\/strong> guddoomiye kuxigeenka kowaad ee Baarlamaanka <strong><\/strong><\/p>\n<p>Mudanayaasha Barlamaanka ayaa ka dhigey waxba kama jiraan dhamaan heshiisyadii la galay kadib Qaran burburkii Soomaaliya 1991,<\/p>\n<p>Waxaana ay meesha ka soo \u00a0jeediyeen ilaa iyo lix qodob oo ay isku raaceen dhamaan mudanayaashii ka soo qeb galay shirka manta ka dhacay Xarunta Golaha Baarlamaanka Ee Soomaaliya Qodobadaasina waxay \u00a0kala ahaayeen:<\/p>\n<p><strong>\u00a0(1).In hay\u2019adaha dastuuriga ah sida Madaxtooyada Baarlamanka iyo xukuumadda aysan awood u lahaan in ay wax ka bedelaan ama dib u eegis ku sameeyaan Xad badeedka Soomaaliya.<\/strong><\/p>\n<p><strong>(2).In lagu dhaqmo sharciga badda Soomaaliya ee la dajiyay sanadkii 1988 dii<\/strong><\/p>\n<p><strong>(3).Waxaa la laalay ama la buburiyay dhammaan heshiisyadii ama is afgaradkii caalamiga ahaa ee lala galay hay\u2019ado, dowladaha deriska ah iyo ururro caalami ah islamarkaana ku saabsanaa dhanka xadeynta badaha oo la gaaray wixii ka dambeeyay 1da bishii janaayo sanadkii 1991kii.<\/strong><\/p>\n<p><strong>(4).Xukuumad walba oo loo igmado howsha dalka waxaa la farayaa in ay go\u2019aankaan gaarsiiyaan dhamaman dowladaha deriska ah iyo hay\u2019adaha caalamiga ah.<\/strong><\/p>\n<p><strong>(5).Xadgudub kastaa oo loo geysto badaha Soomaaliya waxaa loo aqoonsanayaa duulaan bareer ah oo lagu soo qaaday qarannimada iyo siyaasada Soomaaliya.<\/strong><\/p>\n<p><strong>6.Cid walba oo ku xadgudubta waxa ay galeysaa dambi ah Khiyaanno qaran.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Cabdiweli Ibraahim Muudey<\/strong> ayaa cod u qaaday qodobada lixda ah, waxaana xildhibaanadu dhamaantood isku raaceen in la meel mariyo waxayna ugu codeeyeen<\/p>\n<p><strong>HAAA HAAA HAAA<\/strong> .<\/p>\n<h4><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/h4>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) \u00a0 Mudanayaasha Baarlamaanka Fedferaalka ee Soomaaliya oo maalmihii la soo dhaafey shirar ka lahaa arrimaha ku saabsan heshiisyada badda Soomaaliya, kadib markii ay soo baxdey in sanadkan 2011 bisha Diseember dib loo calaamadin doono soohdinta biyaha Soomaaliya. fadhigi maanta ee Xildhibaanada waxaa soo xaadirey 335 Xildhibaan waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3474","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3474","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3474"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3474\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3478,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3474\/revisions\/3478"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3474"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3474"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3474"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}