{"id":34730,"date":"2017-03-07T22:44:33","date_gmt":"2017-03-07T19:44:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34730"},"modified":"2017-03-07T22:49:59","modified_gmt":"2017-03-07T19:49:59","slug":"gabar-yar-dadeeduna-7-jir-tahey-oo-la-gawracey-loona-qabtey-labo-nin-deg-cadaado","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gabar-yar-dadeeduna-7-jir-tahey-oo-la-gawracey-loona-qabtey-labo-nin-deg-cadaado\/","title":{"rendered":"Gabar yar Da&#8217;deeduna 7 jir tahey oo la gawracey loona qabtey labo Nin deg. Cadaado."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Taliyaha Saldhiga Magaaladda Cadaado Cumar Xuseen Muumin, ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamadda Nabadsugida ay gacanta kusoo dhigeen laba ruux oo lagu tuhmayo in ay Qoorta ka gooyeen, gabar yar oo 7-jir ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201c Ciidamadda Booliiska iyo Nabadsugid, ayaa howlgal ay sameeyeen ku soo qabtay labada ruux, waxaana ku wadnaa baaritaano, haddii ay wax ku cadaadaan waxaan hor geyn donaa sharciga\u201d, ayuu yiri Taliyaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka deegaanka ayaa xalay u sheegay Hiiraan Online in magaaladda Cadaado laga helay, gabar yar oo da\u2019deeda lagu qiyaasay 7-jir oo qoorta laga jaray.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magaca gabadha lama shaacin, mana jiraan war kasoo baxay waalidiinta gabadha la dilay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Saldhiga Magaaladda Cadaado Cumar Xuseen Muumin, ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamadda Nabadsugida ay gacanta kusoo dhigeen laba ruux oo lagu tuhmayo in ay Qoorta ka gooyeen, gabar yar oo 7-jir ah. \u201c Ciidamadda Booliiska iyo Nabadsugid, ayaa howlgal ay sameeyeen ku soo qabtay labada ruux, waxaana ku wadnaa baaritaano, haddii ay wax ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34732,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34730","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34730","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34730"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34730\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34731,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34730\/revisions\/34731"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34732"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34730"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34730"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34730"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}