{"id":34727,"date":"2017-03-07T22:22:20","date_gmt":"2017-03-07T19:22:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34727"},"modified":"2017-03-07T22:33:48","modified_gmt":"2017-03-07T19:33:48","slug":"deegaan-lagu-magacaabo-gaaleefta-ee-jowhar-oo-dab-la-qabadsiiyeyyaa-ka-danbeeya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/deegaan-lagu-magacaabo-gaaleefta-ee-jowhar-oo-dab-la-qabadsiiyeyyaa-ka-danbeeya\/","title":{"rendered":"Deegaan lagu magacaabo Gaaleefta ee Jowhar oo Dab la qabadsiiyey\/yaa ka danbeeya?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Deegaan lagu magacaabo Gaalleefta oo ka mid ah deegaanadda hoos taga magaaladda Jowhar ee xaruunta ku-meel gaarka maamulka Hirshabeelle, ayaa waxaa lagu soo waramayaa in Al shahaab ay dab qabadsiiyeen xalay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Masuuliyiinta degaanka, ayaa sheegay in tuullada ay bas-baxday, waxaana dadkii ku noolaa aysan heysan meel ay caawa ku hoydaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201c Deegaanka markii Alshabaab ay soo galeen, dadkii qoryaha haystay waa ay ka carareen, dadkii kale ee ku sugaa deegankana \u00a0waxaa ay raaceen ciidamada\u201d. Mid kamid ah dadka tuullada ayaa sheegay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Lama oga ujeedka ka dambeeya in la gubo tuullo ay dad shacab ah ay deganyihiin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maamulka Hirshabeelle, ma jiro war wali ka soo baxay oo ku aadan, tuullada ay gubeen Al shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre-oo-shir-gudoomiyey-shir-looga-hadlayey-abaaraha\/becco-46\/\" rel=\"attachment wp-att-34657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre-oo-shir-gudoomiyey-shir-looga-hadlayey-abaaraha\/tabaarak-40\/\" rel=\"attachment wp-att-34659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre-oo-shir-gudoomiyey-shir-looga-hadlayey-abaaraha\/hormuud-logo-28\/\" rel=\"attachment wp-att-34656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre-oo-shir-gudoomiyey-shir-looga-hadlayey-abaaraha\/salaam-bank-49\/\" rel=\"attachment wp-att-34658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Deegaan lagu magacaabo Gaalleefta oo ka mid ah deegaanadda hoos taga magaaladda Jowhar ee xaruunta ku-meel gaarka maamulka Hirshabeelle, ayaa waxaa lagu soo waramayaa in Al shahaab ay dab qabadsiiyeen xalay. Masuuliyiinta degaanka, ayaa sheegay in tuullada ay bas-baxday, waxaana dadkii ku noolaa aysan heysan meel ay caawa ku hoydaan. \u201c Deegaanka markii Alshabaab ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34729,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34727","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34727","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34727"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34727\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34728,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34727\/revisions\/34728"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34729"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34727"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34727"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34727"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}