{"id":34692,"date":"2017-03-05T23:14:53","date_gmt":"2017-03-05T20:14:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34692"},"modified":"2017-03-05T23:16:05","modified_gmt":"2017-03-05T20:16:05","slug":"qarax-la-sheegey-in-la-dhigey-suuqa-deg-xweyne-oo-laga-hortagey-isagoon-khasaare-geysan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/qarax-la-sheegey-in-la-dhigey-suuqa-deg-xweyne-oo-laga-hortagey-isagoon-khasaare-geysan\/","title":{"rendered":"Qarax la sheegey in la dhigey Suuqa deg X\/weyne oo laga hortagey isagoon khasaare geysan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u2013 Ciidamadda dowladda Soomaaliya, ayaa ku guuleystay in si nabad-galyo ah ay ku qaadaan, Bam-gacmeed la dhigay afar irdoodka Suuqa-Xamarweyne ee magaaladda Muqdishu.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha Nabadsugidda, ayaa xiray goobtii la dhigay qaraxa, waxaana ay bilaabeen howlgallo mudo kooban.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201c Suuqa waxaa ka bilaawday kala carar, iyadoo goobaha ganacsiga ay furanyihiin, ilaa ciidamadda ay kasoo gaaraan goobtii qaraxa uu yaalay\u201d Xamdi Yuusuf oo ka mid ah ganacsatada suuqa ayaa <b>WARBAAHINTA<\/b>\u00a0u sheegtay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xaalada Suuqa Xamar-weyne, ayaa si caadi ah kusoo noqday, kadib markii ciidanka ay ka tageen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Masuuliyiinta dowladda, ayaa ka codsaday shacabka in ay la shaqeeyaan laamaha amaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Lamana oga cidda ka anbeysa oo suuqyada bar tilmaameedsanaya mana jirto cid sheegatey in ay iyagu ka danbeeyeen,waana habab ku cusub magaalada muqdisho iyo suuqyada ku yaala.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre-oo-shir-gudoomiyey-shir-looga-hadlayey-abaaraha\/becco-46\/\" rel=\"attachment wp-att-34657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre-oo-shir-gudoomiyey-shir-looga-hadlayey-abaaraha\/tabaarak-40\/\" rel=\"attachment wp-att-34659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre-oo-shir-gudoomiyey-shir-looga-hadlayey-abaaraha\/hormuud-logo-28\/\" rel=\"attachment wp-att-34656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre-oo-shir-gudoomiyey-shir-looga-hadlayey-abaaraha\/salaam-bank-49\/\" rel=\"attachment wp-att-34658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u2013 Ciidamadda dowladda Soomaaliya, ayaa ku guuleystay in si nabad-galyo ah ay ku qaadaan, Bam-gacmeed la dhigay afar irdoodka Suuqa-Xamarweyne ee magaaladda Muqdishu. Saraakiisha Nabadsugidda, ayaa xiray goobtii la dhigay qaraxa, waxaana ay bilaabeen howlgallo mudo kooban. \u201c Suuqa waxaa ka bilaawday kala carar, iyadoo goobaha ganacsiga ay furanyihiin, ilaa ciidamadda ay kasoo gaaraan goobtii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34694,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34692","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34692","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34692"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34692\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34693,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34692\/revisions\/34693"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34694"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34692"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34692"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34692"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}