{"id":34689,"date":"2017-03-05T22:35:20","date_gmt":"2017-03-05T19:35:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34689"},"modified":"2017-03-05T22:57:06","modified_gmt":"2017-03-05T19:57:06","slug":"wada-tashiyo-xukuumad-cusub-lagu-soo-dhisayo-oo-muqdisho-ka-socota","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/wada-tashiyo-xukuumad-cusub-lagu-soo-dhisayo-oo-muqdisho-ka-socota\/","title":{"rendered":"Wada tashiyo Xukuumad cusub lagu soo dhisayo oo Muqdisho ka socota."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Arbacadii todobaadkii hore aynu soo dhaafnay ayeey aheyd markii codka kalsoonida uu ka helay xildhibaannada baarlamaanka ra\u2019iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tan iyo wixii waqtigaa ka danbeeyay waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya kulamo iyo wada tashiyo la xiriira dhismaha xukuumada cusub ee laga sugayo ra\u2019iisal wasaaraha codka kalsoonida ka helay baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha ayaa wada tashiyo kala duwan la yeelanaya xildhibaanno, waxgaradka beellaha iyo aqoonayahano dhamaantood ka tala bixinaya nooca xukuumada la soo dhisayo iyo sida beelaha loogu qeybinayo wasaarada madaama dowladda dhamaanteed ku dhisan tahay habka qabaa\u2019ilka ee 4.5.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa jira xusul duub adag oo beelaha qaarkood ugu jiraa in ay hantaan wasaarada ugu miisaanka culus xukuumada oo inta badan marka la eego si gaar ah isha loogu wada hayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Inkastoo dad badan saadaalinayaa in xukuumada cusub ee la soo dhisayo intooda badan xubnaha ka mid noqonaya laga soo xuli doono meel ka baxsan baarlamaanka, hadana dhinaca kale waxaa jira xildhibaano galangal xoog leh ugu jira siddii ay uga soo dhax muuqan lahaayeen golaha wasiirada cusub ee ra\u2019iisal wasaare Xassan Cali Kheyre.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mashquulka ugu badan ayaa xiligan waxaa uu ka jiraa xafiiska ra\u2019iisal wasaaraha oo la leeyahay waxaa isugu tagay shaqsiyaad xil doon ah iyo waxgarad ka socda beelaha Soomaaliyeed oo doonaya in ay ka tala bixiyaan dhismaha xukuumada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Inkastoo mudo 30 cisho uu sharciga u ogolaanayo ra\u2019iisal wasaaraha in uu ku soo dhiso gollihiisa wasiirada, hadana waxaa muuqata in madaxweynaha iyo ra\u2019iisal wasaaraha ka go&#8217;an tahay in mudo intaa ka yar lagu soo magacaabo xukuumad ilaa xad ku dhisan rabitaanka shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, lama oga tirada rasmiga ah ee golaha wasiirada cusub ka koobnaan doonaan, lakaiin marka dhinaca kale la eego si loo qanciyo beelaha Soomaaliyeed oo idil waxaa ay dad badani qabaan in wasiirada ka badnaan doonaan 20 wasiir, halka wasiir ku-xigeennada iyo wasiiru-dowlayaasha laga yaabo in ay intaa ka sii badan karaan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre-oo-shir-gudoomiyey-shir-looga-hadlayey-abaaraha\/becco-46\/\" rel=\"attachment wp-att-34657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre-oo-shir-gudoomiyey-shir-looga-hadlayey-abaaraha\/tabaarak-40\/\" rel=\"attachment wp-att-34659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre-oo-shir-gudoomiyey-shir-looga-hadlayey-abaaraha\/hormuud-logo-28\/\" rel=\"attachment wp-att-34656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre-oo-shir-gudoomiyey-shir-looga-hadlayey-abaaraha\/salaam-bank-49\/\" rel=\"attachment wp-att-34658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbacadii todobaadkii hore aynu soo dhaafnay ayeey aheyd markii codka kalsoonida uu ka helay xildhibaannada baarlamaanka ra\u2019iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre. Tan iyo wixii waqtigaa ka danbeeyay waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya kulamo iyo wada tashiyo la xiriira dhismaha xukuumada cusub ee laga sugayo ra\u2019iisal wasaaraha codka kalsoonida ka helay baarlamaanka. Ra\u2019iisal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34691,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34689","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34689","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34689"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34689\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34690,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34689\/revisions\/34690"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34691"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34689"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34689"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34689"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}