{"id":34686,"date":"2017-03-05T21:45:23","date_gmt":"2017-03-05T18:45:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34686"},"modified":"2017-03-05T22:00:25","modified_gmt":"2017-03-05T19:00:25","slug":"abaarta-soomaaliya-oo-madaxweynaha-turkiga-erdogan-ka-hadley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/abaarta-soomaaliya-oo-madaxweynaha-turkiga-erdogan-ka-hadley\/","title":{"rendered":"Abaarta Soomaaliya oo madaxweynaha Turkiga ERDOGAN ka hadley."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdo\u011fan, ayaa ka hadlay xaaladda Abaaraha ee ka taagan gobolada dalka Somaliya, xilli dadka iyo duunyada haraad iyo gaajo ay u geeriyoonayaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitter-ka Recep Tayyip Erdo\u011fan, ayaa wuxuu ku sheegay in Somaliya xilligaan ay ka jirto xaalad qatar ah oo dhanka abaaraha ah, marka la fiiriyo nolosha dadka iyo duunyada sida ay tahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cSoomaaliya waxay qarka u saaran tahay macluul iyo dhibaato Bini\u2019aadanimo oo aad u xun xilligan, marka dowladda Turkiga iyo shacabkeeda oo isku duuban gurmad ayay gaarsiin doonaan Somaliya.\u201d ayuu yiri Erdo\u011fan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Recep Tayyip Erdo\u011fan ayaa sidoo kale sheegay in Hay\u2019adda Bisha Cas ee Turkiga ay biloowday olole ballaaran, oo dhaqaale loogu aruurinayo shacabka Somaliyed ee ku dhufatay abaarta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xukuumadda Turkiga iyo shacabkeeda, ayaa 2011 gurmad xooggan u samaysay Somaliya, oo xilligaasi ay ka jirtay Macluul daran, oo galaafatay nolosha in ka badan 260,000 oo qof oo caruur iyo haween u badnaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Turkiga ayaa saaxiib dhaw la ah Somaliya, marka la eego dhanka Siyaasadda iyo arimaha Bulshada, waxaana la xusuustaa kaalintii Turkiga uu ku lahaa u gar gaarida shacabka Somaliyed ee dhibaatada abaaraha haysatay sanadkii 2011-kii.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre-oo-shir-gudoomiyey-shir-looga-hadlayey-abaaraha\/becco-46\/\" rel=\"attachment wp-att-34657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre-oo-shir-gudoomiyey-shir-looga-hadlayey-abaaraha\/tabaarak-40\/\" rel=\"attachment wp-att-34659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre-oo-shir-gudoomiyey-shir-looga-hadlayey-abaaraha\/hormuud-logo-28\/\" rel=\"attachment wp-att-34656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre-oo-shir-gudoomiyey-shir-looga-hadlayey-abaaraha\/salaam-bank-49\/\" rel=\"attachment wp-att-34658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdo\u011fan, ayaa ka hadlay xaaladda Abaaraha ee ka taagan gobolada dalka Somaliya, xilli dadka iyo duunyada haraad iyo gaajo ay u geeriyoonayaan. Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitter-ka Recep Tayyip Erdo\u011fan, ayaa wuxuu ku sheegay in Somaliya xilligaan ay ka jirto xaalad qatar ah oo dhanka abaaraha ah, marka la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34688,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34686","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34686","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34686"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34686\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34687,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34686\/revisions\/34687"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34688"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34686"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34686"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34686"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}