{"id":3468,"date":"2011-10-08T14:55:23","date_gmt":"2011-10-08T14:55:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3468"},"modified":"2011-10-08T14:55:23","modified_gmt":"2011-10-08T14:55:23","slug":"dagaal-xoogan-oo-saakay-xarakada-mujaahidiinta-al-shabaab-iyo-dowlada-tfg-da-ku-dhexmaray-gudaha-degmada-kaaraan-ee-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/dagaal-xoogan-oo-saakay-xarakada-mujaahidiinta-al-shabaab-iyo-dowlada-tfg-da-ku-dhexmaray-gudaha-degmada-kaaraan-ee-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dagaal Xoogan Oo Saakay Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab Iyo Dowlada TFG-da Ku Dhexmaray Gudaha Degmada Kaaraan Ee Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<h4><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/h4>\n<p>Ciidamada Dowlada TFG-da ee Soomaaliya oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa waxa ay maanta dagaalo ay ku qaaday goobihii ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabab Ciidamadooda ka joogayn Degmada kaaraan ee Magaaladatani Muqdisho ,<\/p>\n<p>Weerarakaan oo maanta ay ku qadeen Dowlada TFG-da qeybo kamid ah Degmada kaaraan ayaa waxa goobo hor leh isku fidiyay Ciidamada AMISOM<\/p>\n<p>Sidoo Kale warar ayaa sheegaya \u00a0in khaasaare xoogan uu soo gaaray labada dhinac ee dagaalku dhexmaray iyo dadka rayidka ee daganaa degmada kaaraan iyo Duleedkeedaba.<\/p>\n<p>Weerarkaani \u00a0ayaa waxa qaaday Ciidamo AMISOM oo barbar Socdaan ku Dowlada TFG-da Soomaaliya\u00a0 Iyadoona ay dowlada Sheegatay\u00a0 inay hormaro la taaban karo ka gaarayn dagaaladaasi saakay ay ku qaadayn goobihii Ay Xarakada al-shabaab kaga Sugnaayeen Degmada Kaaraan Ee mAgaalada uqdisho<\/p>\n<p><strong>Maxamed maxamuud saneey <\/strong>oo ah Taliyaha Guutada koowaad ee Ciidamada Dowlada TFG-da ee Soomaaliya ayaa sheegay in dagaalkii saakay ay qaadayn ciidamada Dowlada ayna guulo ka gaarayn\\<\/p>\n<p>Sidoo Kale <strong>Cabdulaahi Maxamed rooble<\/strong> Gudoomiyaha Degmada kaaraan oo isna saxaafada la hadlay ayaa waxa uu sheegay in guud ahaanba degmada kaaraan ay ka Saarayn Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab<\/p>\n<p>Dhanka Kale Waxaan Wali wax War ah Oo ku aadan Guulaha ay Sheeganayaan Saraakiisha Dowlada TFG-da \u00a0Ka Soo Bixin Xarakada Mujaahidinta al-shabaab oo Iyaga Saakay Lagu Qaaday Weerarka<\/p>\n<h4><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Ciidamada Dowlada TFG-da ee Soomaaliya oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa waxa ay maanta dagaalo ay ku qaaday goobihii ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabab Ciidamadooda ka joogayn Degmada kaaraan ee Magaaladatani Muqdisho , Weerarakaan oo maanta ay ku qadeen Dowlada TFG-da qeybo kamid ah Degmada kaaraan ayaa waxa goobo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3468","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3468","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3468"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3468\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3473,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3468\/revisions\/3473"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3468"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3468"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3468"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}