{"id":34678,"date":"2017-03-05T20:40:36","date_gmt":"2017-03-05T17:40:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34678"},"modified":"2017-03-05T20:45:51","modified_gmt":"2017-03-05T17:45:51","slug":"gargaar-raashin-la-lunsadey-oo-loo-xir-xirey-masuuliyiin-ka-tirsanaa-maamulka-kgalbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/gargaar-raashin-la-lunsadey-oo-loo-xir-xirey-masuuliyiin-ka-tirsanaa-maamulka-kgalbeed\/","title":{"rendered":"Gargaar Raashin la lunsadey oo loo xir xirey Masuuliyiin ka tirsanaa  maamulka K\/galbeed."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegay in xabsiga la dhigay mas\u2019uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur galbeed oo lagu eedeeyay in ay lusadeen lacag gargaar ah loogu talagalay dadka ay abaaraha saameeyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada AMISOM ee degan xero ku taala deegaanka Ceel Jaalle ayaa lagu waramaya in ay yeereen mas\u2019uuliyiintan si wax looga weydiiyo eedeymaha loo jeediyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xubnaha la sheegay in xabsiga la dhigay ayaa waxaa ka mid ah guddoomiyihii hore degmada Marka Max\u2019ed Cismaan Yariisoow oo ku eedeysan in uu lusaday lacago gaargaar ahaan loogu talagalay in lagu caawiyo dadka dhibaateysan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka gargaarka iyo naafada maamulka Koonfur galbeed ayaa iska fogeeyay dhinaciisa in uu wax lug ah ku leeyahay lacagaha la musuq maasuqay isaga oo ku eedeeyay guddoomiyihii hore ee degmada Marka in uu lunsaday \u00a0lacagaha gargaarka loogu talagalay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaan wali ka hadlin xarigan la sheegay in ciidamada AMISOM u geesteen masuuliyiin ka tirsan mamaulkaasi, waxaana arimahan imaanayaan xili horey looga digay in la musuq maasuqo gar gaarka loogu tala galay dadka abaartu ay saameysay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre-oo-shir-gudoomiyey-shir-looga-hadlayey-abaaraha\/becco-46\/\" rel=\"attachment wp-att-34657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre-oo-shir-gudoomiyey-shir-looga-hadlayey-abaaraha\/tabaarak-40\/\" rel=\"attachment wp-att-34659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre-oo-shir-gudoomiyey-shir-looga-hadlayey-abaaraha\/hormuud-logo-28\/\" rel=\"attachment wp-att-34656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre-oo-shir-gudoomiyey-shir-looga-hadlayey-abaaraha\/salaam-bank-49\/\" rel=\"attachment wp-att-34658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegay in xabsiga la dhigay mas\u2019uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur galbeed oo lagu eedeeyay in ay lusadeen lacag gargaar ah loogu talagalay dadka ay abaaraha saameeyeen. Ciidamada AMISOM ee degan xero ku taala deegaanka Ceel Jaalle ayaa lagu waramaya in ay yeereen mas\u2019uuliyiintan si wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34680,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34678","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34678","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34678"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34678\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34682,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34678\/revisions\/34682"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34680"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34678"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34678"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34678"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}