{"id":34666,"date":"2017-03-05T19:35:54","date_gmt":"2017-03-05T16:35:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34666"},"modified":"2017-03-05T19:36:50","modified_gmt":"2017-03-05T16:36:50","slug":"kaalmada-gurmadka-abaaraha-oo-si-caddaalad-ah-loo-qeybiyo-waxey-yareyn-kartaa-saameynta-dadka-dhibaateysan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/kaalmada-gurmadka-abaaraha-oo-si-caddaalad-ah-loo-qeybiyo-waxey-yareyn-kartaa-saameynta-dadka-dhibaateysan\/","title":{"rendered":"Kaalmada Gurmadka Abaaraha oo si caddaalad ah loo qeybiyo waxey yareyn kartaa saameynta dadka dhibaateysan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Kaddib markii ay soo baxeen dhaliilo iyo eedo ku saabsan in aan habooneyn loo isticmaalay gargaarka beesha caalamka iyo hay\u2019addaha caalamiga ah ugu talagaleen wax ka qabashada abaarta, ayuu sheegay ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre in hufan oo loo qeybin doono gargaarka loogu talgalay wax ka qabashada abaarta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha ayaa sidoo kale sheegay in dowladda Soomaaliya ay si caddaalad ah oo ay u siman yihiin bulshada dhibaateysan ay wax u qeybin doonto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, dhawaan ayeey aheyd markii dowladda Soomaaliya maamul goboleedyada ay u qeybisay lacag loogu tala galay dadka ay abaaruhu saameeyeen in la gaarsiiyo waxaana qaabkii lacagtaasi loo isctimaalay ka soo yeeray qeylo dhaano kala duwan oo ay jeedinayaan qeybaha kala duwan ee bulshada oo sheegay in si qalad ah loo isticmaalay dhaqaalaha loogu talagalay wax ka qabashada abaarta.,<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre-oo-shir-gudoomiyey-shir-looga-hadlayey-abaaraha\/becco-46\/\" rel=\"attachment wp-att-34657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34657\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre-oo-shir-gudoomiyey-shir-looga-hadlayey-abaaraha\/tabaarak-40\/\" rel=\"attachment wp-att-34659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre-oo-shir-gudoomiyey-shir-looga-hadlayey-abaaraha\/hormuud-logo-28\/\" rel=\"attachment wp-att-34656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre-oo-shir-gudoomiyey-shir-looga-hadlayey-abaaraha\/salaam-bank-49\/\" rel=\"attachment wp-att-34658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kaddib markii ay soo baxeen dhaliilo iyo eedo ku saabsan in aan habooneyn loo isticmaalay gargaarka beesha caalamka iyo hay\u2019addaha caalamiga ah ugu talagaleen wax ka qabashada abaarta, ayuu sheegay ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre in hufan oo loo qeybin doono gargaarka loogu talgalay wax ka qabashada abaarta. Ra\u2019iisal wasaaraha ayaa sidoo kale sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34668,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34666","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34666","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34666"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34666\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34667,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34666\/revisions\/34667"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34668"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34666"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34666"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34666"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}