{"id":34652,"date":"2017-03-05T00:43:27","date_gmt":"2017-03-04T21:43:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34652"},"modified":"2017-03-05T01:04:26","modified_gmt":"2017-03-04T22:04:26","slug":"duleedka-degmada-qoryooley-oo-ciidamo-kuwa-dawladda-ka-tirsan-qarax-lagula-eegtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/duleedka-degmada-qoryooley-oo-ciidamo-kuwa-dawladda-ka-tirsan-qarax-lagula-eegtey\/","title":{"rendered":"Duleedka degmada Qoryooley oo ciidamo kuwa dawladda ka tirsan Qarax lagula eegtey."},"content":{"rendered":"<p>Duleedka degmadda Qoryooleey ee Gobolka Shabellaha Hoose, waxaa manta lagu weeraray kolonyo ay la socdeen ciidanka dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Saddex askari, ayaa ku geeryootay weerarka, waxana loo maleynayaa in dagaalyahano ka tirsan Al shabaab ay qaadeen.<\/p>\n<p>Askartii dhaawacantay ayaa dadka deegaanka waxaa ay sheegeen in loo qaaday xaruunta caafimaad ee AMISOM ay ku leeyihiin degmadda Qoryooley.<\/p>\n<p>&#8221; Qaraxa waxaa uu ahaa miino dhulka lagu aasay, mana jirto dad rayid ah oo weerarka uu khasaare kasoo gaaray&#8221; wariye ku sugan Shabeellah Hoose, ayaa <b>WARBAAHINTA<\/b>\u00a0u sheegay.<\/p>\n<p>Howlgallo saf-dheer ah ayeey ciidamada ka sameynayaan degmadda, gaar ahaa bartii-control ee lagu weeraray kolonyada.<\/p>\n<p>Ma jirto cid sheegatay masuuliyada Qaraxa.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/becco-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34454\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/tabaarak-39\/\" rel=\"attachment wp-att-34455\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/hormuud-logo-27\/\" rel=\"attachment wp-att-34453\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/salaam-bank-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34456\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Duleedka degmadda Qoryooleey ee Gobolka Shabellaha Hoose, waxaa manta lagu weeraray kolonyo ay la socdeen ciidanka dowladda Soomaaliya. Saddex askari, ayaa ku geeryootay weerarka, waxana loo maleynayaa in dagaalyahano ka tirsan Al shabaab ay qaadeen. Askartii dhaawacantay ayaa dadka deegaanka waxaa ay sheegeen in loo qaaday xaruunta caafimaad ee AMISOM ay ku leeyihiin degmadda Qoryooley. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34654,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34652","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34652","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34652"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34652\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34653,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34652\/revisions\/34653"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34654"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34652"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34652"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34652"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}