{"id":34646,"date":"2017-03-04T23:16:29","date_gmt":"2017-03-04T20:16:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34646"},"modified":"2017-03-04T23:20:39","modified_gmt":"2017-03-04T20:20:39","slug":"ugas-xasan-ugas-khaliif-oo-muqdisho-soo-gaareywaa-maxey-sababta-safarkiisa-ee-xamar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/ugas-xasan-ugas-khaliif-oo-muqdisho-soo-gaareywaa-maxey-sababta-safarkiisa-ee-xamar\/","title":{"rendered":"Ugas Xasan ugas KHaliif oo Muqdisho soo gaarey\/waa maxey sababta safarkiisa ee Xamar?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Ugaas Xassan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo ka mid ah duubabka dhaqanka ugu waaweyn Soomaaliya ayaa goor dhaw oo maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugaaska ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhaweeyay mas\u2019uuliyiin kala duwan oo iyo xubno ka tirsan qeybaha bulshada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Lama oga ujeedada rasmiga ah ee socdalka Ugaaska, hasse ahaatee warar kala duwan oo soo baxaya ayaa sheegaya in imaashaha Ugaaska la xiriirto la kulanka madaxweynaha iyo ra\u2019iisul wasaaraha si uu qeyb uga noqdo wada tashiyada lala yeelanayo odayaasha dhaqanka.<\/p>\n<p align=\"justify\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2017\/Mar\/201734636241994010931238IMG-20170304-WA0006.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa lagu wadaa in Ugaaska kulamo la qaato xildhibaanada iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolka Hiiraan, sidoo kale waxaa la filayaa inuu la kulmo duubabka dhaqanka ee Muqdisho ku sugan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, madaxda dowladda ayaa maalmihii u dambeeyay Muqdisho ka waday wada tashiyada ku aadan dhismaha golaha Wasiirada cusub oo dhowaan lagu wado inuu ku dhawaaqo ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/becco-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34454\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/tabaarak-39\/\" rel=\"attachment wp-att-34455\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/hormuud-logo-27\/\" rel=\"attachment wp-att-34453\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/salaam-bank-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34456\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugaas Xassan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo ka mid ah duubabka dhaqanka ugu waaweyn Soomaaliya ayaa goor dhaw oo maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho. Ugaaska ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhaweeyay mas\u2019uuliyiin kala duwan oo iyo xubno ka tirsan qeybaha bulshada. Lama oga ujeedada rasmiga ah ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34648,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34646","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34646","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34646"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34646\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34647,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34646\/revisions\/34647"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34648"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34646"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34646"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34646"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}