{"id":34628,"date":"2017-03-03T22:30:36","date_gmt":"2017-03-03T19:30:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34628"},"modified":"2017-03-03T22:46:26","modified_gmt":"2017-03-03T19:46:26","slug":"rw-soomaaliya-xasan-cali-kheyre-oo-sheegey-in-xukuumada-uu-soo-dhisi-doono-mid-lagu-qanco-noqon-doonto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rw-soomaaliya-xasan-cali-kheyre-oo-sheegey-in-xukuumada-uu-soo-dhisi-doono-mid-lagu-qanco-noqon-doonto\/","title":{"rendered":"R\/W Soomaaliya Xasan Cali KHeyre oo sheegey in Xukuumada uu soo dhisi doono mid lagu qanco noqon doonto."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha dhawaan helay codka kalsoonida baarlamaanka federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo wareysi siinayay laanta VOA ayaa sheegay in ay soo dhisi doonaan golle wasiiro ka tartumaya sida uu hadalka u dhigay rabitaanka shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha ayaa sidoo kale sheegay in xukuumada cusub ee soo socta sidoo kale lagu saleyn doono rabitaanka baarlamaanka federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Aniga iyo madaxweynaha waxaan balanqaadeynaa in aan soo dhisno xukuumad awood u leh in ay ka sii anbaqaado dalka xiligan meesha uu taagan yahay\u2019\u2019 ayuu yiri ra\u2019iisal wasaaraha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar wax laga weydiiyay saameynta baarlamaanka uu ku yeelanayo golaha wasiirada cusub ee dhawaan la filayo in la magacaabo ayuu sheegay ra\u2019iisal wasaaraha in mar walba ay jiri doonto doonto wada shaqeyn iyo xiriir ka dhaxeynaya xukuumada iyo baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Wada tashi ayaan ku jirnaa, waxa aan ka fikireyno waa in la helo dowlad ama xukuumad u adeegi karta shacabka Soomaaliyeed, xilalka lama wada helayo oo qof walba lama qancin karo, laakiin waxaan rajeyneynaa in dhinacyada oo dhan aan kula shaqeyno niyad wanaag iyo wada tashi\u2019\u2019ayuu yiri ra\u2019iisal wasaaraha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar uu soo hadal qaaday arimaha nabad-galyada iyo sida ay u wajahayaan ayuu sheegay ra\u2019iisal wasaaraha in muhiimad gaar ah xukuumadiisu siin doonto nabad-galyada guud ahaan dalka, isaga oo sheegay in amniga lagu sugi karo oo kaliya wada shaqeyn dhaxmarta dowladda iyo shacabka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Dowladda waxaa ay\u00a0 ka shaqeyn doontaa in ciidamada la xoojiiyo, xuquuqdooda la siiyo, qalabka ay u baahanyihiinna loo helo, sidaa ayaana amniga lagu wajahayaa ayuu yiri\u2019\u2019 ra\u2019iisal wasaare Xassan Cali Kheyre.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, ra\u2019iisal wasaaraha ayaa ugu baaqay dhalinyarada ka tirsan Al-shabaab in ay isaga soo haraan kuna soo biiraan hanaanka dowladnimo ee dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/becco-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34454\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/tabaarak-39\/\" rel=\"attachment wp-att-34455\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/hormuud-logo-27\/\" rel=\"attachment wp-att-34453\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/salaam-bank-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34456\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal wasaaraha dhawaan helay codka kalsoonida baarlamaanka federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo wareysi siinayay laanta VOA ayaa sheegay in ay soo dhisi doonaan golle wasiiro ka tartumaya sida uu hadalka u dhigay rabitaanka shacabka Soomaaliyeed. Ra\u2019iisal wasaaraha ayaa sidoo kale sheegay in xukuumada cusub ee soo socta sidoo kale lagu saleyn doono rabitaanka baarlamaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34630,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34628","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34628","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34628"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34628\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34629,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34628\/revisions\/34629"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34630"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34628"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34628"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34628"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}