{"id":34625,"date":"2017-03-03T21:36:54","date_gmt":"2017-03-03T18:36:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34625"},"modified":"2017-03-03T21:40:51","modified_gmt":"2017-03-03T18:40:51","slug":"booliska-bweyne-oo-beeniyey-in-ciidamada-gadoodey-booliska-degmadu-ku-jiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/booliska-bweyne-oo-beeniyey-in-ciidamada-gadoodey-booliska-degmadu-ku-jiraan\/","title":{"rendered":"Booliska B\/weyne oo beeniyey in Ciidamada gadoodey  booliska degmadu ku jiraan.."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Taliyaha qeybta booliiska degmada Beledweyne Cali Dhuux Cabdi Mahad Alle ayaa warbaahinta u sheegay in aysan jirin ciidamo ka tirsan booliiska gobolka Hiiraan oo gadood ka sameeyay magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Ciidamada booliiska aniga ayaa taliye u ah, sidaa daraadeed ma jirin ciidamo ka diiwaangashay booliiska oo gadood ka sameeyay magaalada, ciidamadii shalay aad aragteen ee cabashada muujiyay waxaa ay ahaayeen ciidamo dhawaan la tababaray oo aan wali si waafaqsan sharciga u howlgalin, arimo iyaga u gaar ah ayeey ka cabanayeen, markii aan ka war helnayna waan ku baxnay arintaas\u2019\u2019ayuu yiri taliyaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ayaa intaa ku daray in ay baaritaan ku sameyn doonaan hadii ay jiraan ciidamo u diiwaangashan booliiska gobolka Hiiraan oo arintaa ku lug yeeshay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019\u2019Haddii aan ku helno in arintaa uu ku lug yeeshay shaqsi ka u diiwaangashay ciidamada booliiska oo danbigaa lagu helo maxkamad ayaa la horgeyn doonaa, haddii lagu waayo ciidamada booliiska in ay gadoodkaa ka qeybqaateen waxaan maxkamadeyn doonnaa cidii cadaayadaa ka fidisay ciidamada\u2019\u2019ayuu yiri taliyaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guud ahaan marka aad eegto Soomaaliya ma\u2019aha wax ku cusub in ciidamo ka cabanaya xuquuq la\u2019aan xirtaa jidadka iyaga oo inta badan hakad galiya isku socodka dadka iyo gadiidka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/becco-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34454\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/tabaarak-39\/\" rel=\"attachment wp-att-34455\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/hormuud-logo-27\/\" rel=\"attachment wp-att-34453\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/salaam-bank-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34456\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha qeybta booliiska degmada Beledweyne Cali Dhuux Cabdi Mahad Alle ayaa warbaahinta u sheegay in aysan jirin ciidamo ka tirsan booliiska gobolka Hiiraan oo gadood ka sameeyay magaalada Beledweyne. \u2018\u2019Ciidamada booliiska aniga ayaa taliye u ah, sidaa daraadeed ma jirin ciidamo ka diiwaangashay booliiska oo gadood ka sameeyay magaalada, ciidamadii shalay aad aragteen ee cabashada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34627,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34625","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34625","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34625"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34625\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34626,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34625\/revisions\/34626"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34627"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34625"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34625"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34625"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}