{"id":34622,"date":"2017-03-03T21:08:48","date_gmt":"2017-03-03T18:08:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34622"},"modified":"2017-03-03T21:14:08","modified_gmt":"2017-03-03T18:14:08","slug":"safaaradda-imaaraadku-ku-leeyihin-dalka-uk-oo-muwaadiniin-reer-somaliland-ahi-ku-mudaharadeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/safaaradda-imaaraadku-ku-leeyihin-dalka-uk-oo-muwaadiniin-reer-somaliland-ahi-ku-mudaharadeen\/","title":{"rendered":"Safaaradda Imaaraadku ku leeyihin dalka UK oo muwaadiniin reer Somaliland ahi ku mudaharadeen."},"content":{"rendered":"<p>Dad reer Somaliland ayaa shalay mudaharaad la hor tagay safaaradda Imaaraadka Carabta ku leedahay magaaladda London, waxaanay sheegay inay muujiyeen sida aanay ogolaan doonin saldhiga Militari ee magaaladda Berbera uu ka samaysanayo.<\/p>\n<p>Dadkii soo abaabulay mudaharaadkan ayaa boodhadhkooda ku muujiyey sida uga soo horjeedaan saldhiga Militari ee Berbera uu ka samaysanayo wadanka Imaaraadka Carabta, waxaanay hal ku dheg ku qoreen boodhadhka sitaan,isla markaana ku dhawaaqayeen erayo ay ku muujinayaan sida aanay raali uga ahayn Saldhigaasi Militari, waxaanay lahaayeen \u201cma doonayno saldhig militari, Somaliland uma baahna saldhiga Militari ee caawimo bani\u2019aadanimo iyo horumar bay u baahan tahay.\u201d<\/p>\n<p>Dadweynaha iskugu yimid safaaradda Imaaraadka Carabta ayaa sheegay inay safaaradana u gudbiyeen qoraalo ay ku muujiyaan in aanay doonayn in Somaliland noqoto goob dagaal iyo goob militari.<\/p>\n<p>Gudoomiyaah xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ahna gudoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland C\/raxmaan Maxamed C\/laahi Cirro ayaa taageeray saldhigaasi,isla markaana sheegay in aanay Somaliland dani ugu jirin saldhig militari.<\/p>\n<p>\u201cSomaliland waxa ay u baahan tahay horumarin, waxa ay u baahan tahay xasilooni ee uma baahna saldhig iyo ciidan shisheeye toona, waxa ay u baahan tahay in ay nabad kula noolaato dalalka ay deriska la tahay. Xisbiga WADDANI na waxa uu meel cad iska taagay arrinta Saldhiga , weli na waa uu ka taagan yahay, Saldhig ma ogolin, dadku na xaq bay u lee yihiin in ay ka hadlaan oo ay ra\u2019yigooda ka dhiibtaan saldhiga haddii ay Somaliland joogaan iyo weli ba haddii ay yihiin dadka reer Somaliland ee dibadda ku nool ba. \u201cayuu yidhi Cirro .<\/p>\n<p>Haseyeeshee, xisbiga wadani iyo xukuumaduba waxay xisbiga Waddani ku eedeeyeen inuu xisbigaasi ka hor yimid sharciga wadanka u yaala, isla markaana go\u2019aankii baarlamaanku meel mariyeen ee ogolaanshiyaha saldhigaasi ka hor yimaadeen, taas oo ay ku macneeyeen dastuur jabin inay tahay.<\/p>\n<p>\u201cninka gudoomiyaha ka ah sharciga ee 12-ka sanadood gudoomiyaha ka ahaa Wakiiladda, ee lagu maamuusayo xilkaasi uu Somaliland u hayo, waxaanu leenahay qodob dastuuriya ayuu jabinayaa waa inay shacabka Somaliland ka war hayaan, oo ay tidhaahda ka noqo isaga iyo saaxiibadii (Mudahaaradadda)\u201dayuu yidhi Cadaani wasiirka warfaafinta Somaliland.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/becco-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34454\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/tabaarak-39\/\" rel=\"attachment wp-att-34455\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/hormuud-logo-27\/\" rel=\"attachment wp-att-34453\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/salaam-bank-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34456\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dad reer Somaliland ayaa shalay mudaharaad la hor tagay safaaradda Imaaraadka Carabta ku leedahay magaaladda London, waxaanay sheegay inay muujiyeen sida aanay ogolaan doonin saldhiga Militari ee magaaladda Berbera uu ka samaysanayo. Dadkii soo abaabulay mudaharaadkan ayaa boodhadhkooda ku muujiyey sida uga soo horjeedaan saldhiga Militari ee Berbera uu ka samaysanayo wadanka Imaaraadka Carabta, waxaanay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34624,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34622","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34622","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34622"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34622\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34623,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34622\/revisions\/34623"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34624"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34622"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34622"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34622"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}