{"id":34616,"date":"2017-03-03T20:26:11","date_gmt":"2017-03-03T17:26:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34616"},"modified":"2017-03-03T20:35:08","modified_gmt":"2017-03-03T17:35:08","slug":"mweyne-farmaajo-oo-sheegey-in-aaney-jiridoonin-khilaaf-isaga-iyo-rwhiisa-dhex-mari-doona","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/mweyne-farmaajo-oo-sheegey-in-aaney-jiridoonin-khilaaf-isaga-iyo-rwhiisa-dhex-mari-doona\/","title":{"rendered":"M\/weyne Farmaajo oo sheegey in aaney jiridoonin khilaaf isaga iyo RW\/hiisa dhex mari doona."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Iyadoo marka la eego guud ahaanba dowladihii isaga danbeeyay dalka laga soo bilaabo bur burkii dowladii dhexe ee militariga ku caan baxeen khilaaf soo kala dhaxgala madaxweynaha talada haya iyo ra\u2019iisal wasaarihiisa ayuu sheegay madaxweynaha Soomaaliya Max\u2019ed Cabdulaahi Farmaajo in arintaa oo kale dhici doonin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Isaga oo khudbad ka hor jeedinayay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayuu sheegay in uu balanqaadayo dhiniciisa in isaga iyo ra\u2019iisal wasaarihiisa ku dhameysan doonaan afarta sano ee soo socda wada shaqeyn iyo in talada la wadaago.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladdan rajo badan ka qabaan shacabka Soomaaliyeed, sidaa daraadeed dhinacyda oo dhan looga baahan yahay in lala yimaado howlkarnimo si looga gudbo caqabadaha ka hor iman kara socod siinta haykalka dowladnimada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laga soo bilaabo dowladii lagu soo dhisay Carte ee uu madaxweynaha ka ahaa Cabdiqaasim Salaad Xassan ilaa madaxweynihii dhawaan xilka wareejiyay Xassan Sheekh Max\u2019uud waxaa lagu xasuustaa khilaaf iyo is qabqabsi hareeyay madaxweynaha iyo ra\u2019iisal wasaarihiisa taasoo keentay in mudo afar sano ah gudahood madaxweyne walba yeesho ilaa saddex ra\u2019iisal wasaare.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hasse ahaatee dad badan ayaa is weydiinaya sida dowladda hada jirta uga badbaadi karto arintan oo dad badan la xiriirinayaan awoodaha labada mas\u2019uul oo aan u kala qeexneyn sidii loo baahnaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/becco-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34454\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/tabaarak-39\/\" rel=\"attachment wp-att-34455\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/hormuud-logo-27\/\" rel=\"attachment wp-att-34453\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/salaam-bank-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34456\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo marka la eego guud ahaanba dowladihii isaga danbeeyay dalka laga soo bilaabo bur burkii dowladii dhexe ee militariga ku caan baxeen khilaaf soo kala dhaxgala madaxweynaha talada haya iyo ra\u2019iisal wasaarihiisa ayuu sheegay madaxweynaha Soomaaliya Max\u2019ed Cabdulaahi Farmaajo in arintaa oo kale dhici doonin. Isaga oo khudbad ka hor jeedinayay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34618,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34616","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34616","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34616"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34616\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34617,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34616\/revisions\/34617"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34618"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34616"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34616"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34616"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}