{"id":34610,"date":"2017-03-03T02:27:04","date_gmt":"2017-03-02T23:27:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34610"},"modified":"2017-03-03T02:28:16","modified_gmt":"2017-03-02T23:28:16","slug":"khasaaraha-hantiyadeed-ee-uu-geystey-dabkii-ka-qarxey-suuqa-bakaaraha-oo-la-shaaciyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/khasaaraha-hantiyadeed-ee-uu-geystey-dabkii-ka-qarxey-suuqa-bakaaraha-oo-la-shaaciyey\/","title":{"rendered":"KHasaaraha Hantiyadeed ee uu geystey Dabkii ka qarxey Suuqa Bakaaraha oo la shaaciyey."},"content":{"rendered":"<p>Cabdinaasir Cali Maxamed, oo ah Guddoomiyaha Ganacsatada Gobolka Banaadir, oo la hadlay warbaahinta gudaha magaaladda Muqdisho, ayaa sheegay hantidii ku gubatay suuqa Bakaaraha todobaadkan, qiimo ahaan in ay gaareyso $4-Million.<\/p>\n<p>Waxaa suuqa Bakaaraha gaaray intuu dabka socday gudoomiyaha maamulka gobolka Bandir, Sheekh Yusuf Xuseen Jimcaale, waxaa uuna \u00a0sheegay in sababta khasaaraha badisay ay tahay in jidadka ay xirmeen, gawaarida dab demiskana ay ku adkaatay inay si fudud ku gaaraan meesha uu dabka ka bilowday.<\/p>\n<p>Hanti badan ayaa ku basbaxday suuqa, waxaana dadka qaar ay saadaalinayeen in hantida gubatay ay ka badan karto shan million oo dollar.<\/p>\n<p>Falanqeeyayaasha dhinaca Dhaqaalaha, ayaa <b>WARBAAHINTA<\/b>\u00a0u sheegay in hanti intaasi la\u2019eg ay ka gubato wadan dhaqaala ahaan soo koray, ay dhibaato xooggan ku tahay, ayna niyad-jabin karto ganacsatada yar-yar.<\/p>\n<p>Suuqa Bakaaraha ee magaaladda Muqdisho waa suuqa ugu weyn ee Soomaaliya, isla markaasna dad badan oo ganacsato ah ay noloshooda ku tiirsan tahay.<\/p>\n<p>Waxaana suuqaa lagu iibiyaa badeecooyin nooc walbaha laga bilaabo cunadda la cuno ilaa qalabka guryaha lagu dhisto.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/becco-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34454\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/tabaarak-39\/\" rel=\"attachment wp-att-34455\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/salaam-bank-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34456\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/hormuud-logo-27\/\" rel=\"attachment wp-att-34453\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdinaasir Cali Maxamed, oo ah Guddoomiyaha Ganacsatada Gobolka Banaadir, oo la hadlay warbaahinta gudaha magaaladda Muqdisho, ayaa sheegay hantidii ku gubatay suuqa Bakaaraha todobaadkan, qiimo ahaan in ay gaareyso $4-Million. Waxaa suuqa Bakaaraha gaaray intuu dabka socday gudoomiyaha maamulka gobolka Bandir, Sheekh Yusuf Xuseen Jimcaale, waxaa uuna \u00a0sheegay in sababta khasaaraha badisay ay tahay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34611,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34610","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34610","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34610"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34610\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34612,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34610\/revisions\/34612"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34611"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34610"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34610"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34610"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}