{"id":34599,"date":"2017-03-02T22:08:34","date_gmt":"2017-03-02T19:08:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34599"},"modified":"2017-03-02T22:23:58","modified_gmt":"2017-03-02T19:23:58","slug":"jidadka-isku-xira-xaafadaha-deg-bweyne-oo-maleyshiyaad-hubeysani-kala-godoomiyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/jidadka-isku-xira-xaafadaha-deg-bweyne-oo-maleyshiyaad-hubeysani-kala-godoomiyeen\/","title":{"rendered":"Jidadka isku xira Xaafadaha Deg. B\/weyne oo maleyshiyaad hubeysani kala go&#8217;doomiyeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan oo ka tirsan kuwa maamulka gobolka Hiiraan xayireen qeybo ka mid ah isku socodka dadka iyo gadiidka xaafaddaha Beledweyne.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamadan oo gaar ahaan ka tirsan kuwa booliiska ayaa xaray Buundada kala qeybisa xaafadaha Xaawo \u2013Taako iyo Kooshin oo inta badan ay isticmaalaan dadka iyo gadiidka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada ayaa ka cabanaya mishaar la\u2019aan mudo dheer soo wajahday, madaama horay guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan u balanqaaday ciidamada in bil walba ay heli doonaan mishaarkooda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha ciidamada dowladda ayaa wali ka hadal gadoodka ay sameeyeen ciidamada oo saameyn ku yeeshay isku socodka qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/becco-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34454\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/tabaarak-39\/\" rel=\"attachment wp-att-34455\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/hormuud-logo-27\/\" rel=\"attachment wp-att-34453\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/salaam-bank-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34456\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan oo ka tirsan kuwa maamulka gobolka Hiiraan xayireen qeybo ka mid ah isku socodka dadka iyo gadiidka xaafaddaha Beledweyne. Ciidamadan oo gaar ahaan ka tirsan kuwa booliiska ayaa xaray Buundada kala qeybisa xaafadaha Xaawo \u2013Taako iyo Kooshin oo inta badan ay isticmaalaan dadka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34601,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34599","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34599","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34599"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34599\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34600,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34599\/revisions\/34600"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34601"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34599"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34599"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34599"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}