{"id":34588,"date":"2017-03-02T19:42:13","date_gmt":"2017-03-02T16:42:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34588"},"modified":"2017-03-02T19:47:35","modified_gmt":"2017-03-02T16:47:35","slug":"xarun-dhaqn-celin-oo-laga-furey-kismaayo-xarunta-maamul-goboleedka-jland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/xarun-dhaqn-celin-oo-laga-furey-kismaayo-xarunta-maamul-goboleedka-jland\/","title":{"rendered":"Xarun dhaqan celin oo laga furey Kismaayo xarunta maamul goboleedka J\/land."},"content":{"rendered":"<p>Xaruntan oo masuuliyiinta Jubaland ay sheegeen in ay tahay xarun ay ugu talo galeen in dhaqan celin loogu sameeyo dagaalyahannada kasoo baxa Al-shabaab ayaa waxaa dhismaheeda gacan ka geeysatay dowladda Jarmalka.<\/p>\n<p>Madaxweeyne kuxigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubaland Mudane Max&#8217;uud Sayid Aadan ayaa xariga ka jaray xarunta, isagoo kormeeray dhammaan qeybaha ay ka koobantahay.<\/p>\n<p>Madaxweeyne ku xigeenka oo ay wehlinayeen xubno ka tirsan golaha wasiirada Jubaland oo ay kamid yihiin Wasiirka amniga Jubaland Mudane C\/rashiid Max&#8217;ed Janan, Wasiirka howlaha guud iyo guryeynta Shukri Weeyrax Kaariye, madax ka socotay dowladda Jarmalka, xubno matalayay UNSOM iyo masuuliyiin kale ayaa ka qeybgalay munaasabaddi xarig jarka.<\/p>\n<p>Ku xigeenka safiirka Jarmalka u fadhiya Soomaaliya Markus Bollmohr oo madasha ka hadlay ayaa sheegay in dhismaha xaruntan uu dowlad goboleedka Jubaland ka caawin doono sidii ay ugu dhaqan celin lahaayeen maleeyshiyaadka kasoo goosta Al-shabaab.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga Jubaland Mudane C\/rashiid Max&#8217;ed Janan ayaa sheegay in arrintan ay qeyb ka qaadan doonto amniga, isagoo sheegay in ka dowlad ahaan ay xaruntan uga faa&#8217;iideeysan doonaan sidii ay ugu xareyn lahaayeen dhalinta ka tirsan Al-shabaab ee isaga soo baxa.<\/p>\n<p>&#8220;Dhalinyarada la qalday ee Al-shabaab ayay xaruntan wax badan ka tari doontaa in afkaarta qaldan ee laga dhaadhiciyay looga masaxo, lana fahansiiyo tubta toosan iyo dowladnimada,&#8221; ayuu wasiiirku hadalkiisii raaciyay.<\/p>\n<p>Ugu danbeyn waxaa munaasibadda soo xiray madaxweeyne kuxigeenka 1-aad ee Jubaland Mudane Ma&#8217;xuud Sayid Aadan, isagoo u mahadceliyay dowladda Jarmalka oo gacan a siisay dhismaha xaruntan, waxa uuna xusay in xaruntan ay sida ugu dhaqsaha badan u howlgelin doonaan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/becco-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34454\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/tabaarak-39\/\" rel=\"attachment wp-att-34455\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/hormuud-logo-27\/\" rel=\"attachment wp-att-34453\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/salaam-bank-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34456\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaruntan oo masuuliyiinta Jubaland ay sheegeen in ay tahay xarun ay ugu talo galeen in dhaqan celin loogu sameeyo dagaalyahannada kasoo baxa Al-shabaab ayaa waxaa dhismaheeda gacan ka geeysatay dowladda Jarmalka. Madaxweeyne kuxigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubaland Mudane Max&#8217;uud Sayid Aadan ayaa xariga ka jaray xarunta, isagoo kormeeray dhammaan qeybaha ay ka koobantahay. Madaxweeyne [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34591,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34588","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34588","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34588"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34588\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34592,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34588\/revisions\/34592"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34591"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34588"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34588"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34588"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}