{"id":34581,"date":"2017-03-02T17:59:51","date_gmt":"2017-03-02T14:59:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34581"},"modified":"2017-03-02T18:01:08","modified_gmt":"2017-03-02T15:01:08","slug":"haweeney-ganacsato-ah-oo-baydhabo-lagu-dileyyaa-ka-danbeeya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/haweeney-ganacsato-ah-oo-baydhabo-lagu-dileyyaa-ka-danbeeya\/","title":{"rendered":"Haweeney Ganacsato ah oo Baydhabo lagu diley\/yaa ka danbeeya?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya koox dabley ah xalay ku dileen magaalada haweeney sida la sheegay ka mid aheyd ganacsatada degmada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sida ay sheegayana wararka kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa haweeneydan ku dilay Xaafada Mursal, iyadoo gacanta lagu dhigay mid ka mid ah kooxihii dilka geystay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Col Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo ah taliyaha qeybta booliiska gobolka Baay ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay gacanta ku hayana qofkii dilka ka dmabeeyay, cadaaladana la soo taago.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dilkan xalay ka dhacay magaalada Baydhabo ayay dadku hadal hayaan, iyadoo muddo sanad iyo bilooyin ah aysan magaalada ka dhicin wax dilal ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, magaalada Baydhabo ayaa waayadii ugu danbeeyay u muuqata mid ka nabaddoon dilalka qorsheysan iyo qaraxyada, waloow marar badan oo hore ay ka dhaceen falal amniga ka dhan ah oo dad badani ku dhinteen.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/becco-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34454\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/tabaarak-39\/\" rel=\"attachment wp-att-34455\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/hormuud-logo-27\/\" rel=\"attachment wp-att-34453\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/salaam-bank-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34456\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya koox dabley ah xalay ku dileen magaalada haweeney sida la sheegay ka mid aheyd ganacsatada degmada. Sida ay sheegayana wararka kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa haweeneydan ku dilay Xaafada Mursal, iyadoo gacanta lagu dhigay mid ka mid ah kooxihii dilka geystay. Col Mahad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34582,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-34581","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34581","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34581"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34581\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34583,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34581\/revisions\/34583"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34582"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34581"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34581"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34581"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}