{"id":3458,"date":"2011-10-08T14:48:33","date_gmt":"2011-10-08T14:48:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3458"},"modified":"2011-10-08T14:48:33","modified_gmt":"2011-10-08T14:48:33","slug":"raysalwasaaraha-dowlada-tfg-da-oo-madax-kala-duwan-kula-kulmay-magaalada-adis-ababa-ee-dalka-ithopia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/raysalwasaaraha-dowlada-tfg-da-oo-madax-kala-duwan-kula-kulmay-magaalada-adis-ababa-ee-dalka-ithopia\/","title":{"rendered":"Raysalwasaaraha Dowlada TFG-da Oo Madax Kala Duwan Kula Kulmay Magaalada Adis-Ababa Ee Dalka Ithopia"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/gaas2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3465\" title=\"gaas2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/gaas2-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"309\" height=\"245\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n<p><strong>C\/wali Max\u2019ed Cali (Gaas)<\/strong> Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya oo iminka ku sugan <strong>Addis Ababa<\/strong> ayaa waxaa ku soo booqday halka uu ka degen yahay Addis Ababa diplomaasiyiin iyo mas\u2019uuliyiin kala duwan oo uu kala hadlayey arrimaha Soomaaliya sida amngia, abaaraha, iyo siyaasadda dalka maadaama <strong>August 2012<\/strong> uu ku egyahay xilliga Kala guurkaDowlada TFG-da Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Ambassador Kirwa <\/strong>oo ah Xiriiriyaha arrimaha<strong> IGAD<\/strong> ee Soomaaliya ayaa Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya <strong>Gaas<\/strong> kala hadlay sida ay IGAD diyaarka ugu tahay inay kaalin muhiim ah ka geysato sidii Dowladda Soomaaliya ay ugu guuleysan laheyd soo celinta amniga,<\/p>\n<p>Dib-u-dhiska dalka,iyo isagoona sheegay in xafiiskiisa Muqdisho ay soo xoojin doonaan shirarka IGAD la rajeynayo in lagu qabto Muqdisho kaasi oo looga hadli doono Arimo Farabadan.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Gaas ayaa sidoo kale waxa uu la kulmay <strong>Eng. Mahboub Maalin<\/strong> Xoghayaha Guud ee IGAD oo ay ka wada hadleen arrimo fara badan.<\/p>\n<p>C\/wali Gaas ayaa \u00a0waxaa lagu casuumay intii uu joogay Addis Ababa shirkii IGAD ee lagu daahfurayey <strong>(IGAD Security Sector Program),<\/strong> \u00a0borograamka Dhanka Amniga ee IGAD halkaas oo lagu sharfay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya <strong>Prof Abdiweli Mohamed Ali<\/strong> \u00a0<strong>Gaas <\/strong>inuu daahfuro Shirkaasi ka dhacayay Magaalada Adis Ababa Ee Dalkaasi Ithopia.<\/p>\n<h4><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) C\/wali Max\u2019ed Cali (Gaas) Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya oo iminka ku sugan Addis Ababa ayaa waxaa ku soo booqday halka uu ka degen yahay Addis Ababa diplomaasiyiin iyo mas\u2019uuliyiin kala duwan oo uu kala hadlayey arrimaha Soomaaliya sida amngia, abaaraha, iyo siyaasadda dalka maadaama August 2012 uu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3458","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3458","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3458"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3458\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3466,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3458\/revisions\/3466"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3458"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3458"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3458"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}