{"id":34578,"date":"2017-03-02T00:47:16","date_gmt":"2017-03-01T21:47:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34578"},"modified":"2017-03-02T00:49:18","modified_gmt":"2017-03-01T21:49:18","slug":"somaliland-oo-musaafurisey-saraakiil-u-shaqeynayey-hayadda-d-r-c","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/somaliland-oo-musaafurisey-saraakiil-u-shaqeynayey-hayadda-d-r-c\/","title":{"rendered":"Somaliland oo musaafurisey Saraakiil u shaqeynayey Hay&#8217;adda D.R.C.."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay mastaafurisay nin iyo haweenay shaqaale ka kala ahaa hay&#8217;adaha miino-baadhista DDG iyo ta Qaxoontiga DRC oo labada laga leeyahay Denmark .<\/p>\n<p align=\"justify\">Labadan qof ayaa lagu eedeeyey inay arrimaha diinta wax ka sheegeen,isla markaana midna Dirawalkiisa oo salaad tukanaya hadidaad u geysatay, halka kalana Eedaan baxaya uu dhibsaday oo hadal aan wanaagsanayn ka soo yeedhay isagoo karahsanaya Eeedaanka baxaya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Labadan Hay\u2019adood ee DDC iyo DRC oo iyagu imika midoobay oo xafiis qudha ku wada leh magaaladda Hargeysa ayaa labadan shaqaale ee wadanka laga mustaafuriyey shaqadiina laga joojiyey ahaayeen shaqaale Ajanabi ah, waxaana magacyadooda la kala odhan jiray DAVID iyo Nkloy.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cwaxa shaqaalaheena gudhu ee hay\u2019adaasi ka shaqeeyaa ka cawdeen laba sarkaal oo shaqaale caalami ah oo ka socday labadan hay\u2019adood oo imika hal xafiis ku wada shaqeeya oo isku xafiis ah ee DRC iyo DDG, waxanay labadan sarkaal ku gafeen diinteena suuban, mid dirawalkeedii oo slaada ku jira ayey hadiday iyadoo wakhtigaasi Madaarka Hargeysa ka soo degaysa, ka kalena eedaan baxaya ayaa laga sheegay inuu hadal waan wanaagssanayn laga soo wariyey\u201dayuu yidhi wasiirka Qorsheynta Somaliland Maxamed Ibraahim Qabo oo arrintaasi ka hadlayey.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka oo ka hadlayey go\u2019aankaasi siday u qaateen, waxa uu yidhi \u201cWaxaanu go;aan ku gaadhnay in la mustafuriyo oo wadanka laga saaro, waxaana u mahad naqaya hay\u2019adda DRC oo go;aankaasi nala qaadatay shaqadiina ka joojisay, waana nin iyo haweenay, cid kasta oo ka hor timaada sharciga iyo diintayada suuban wax ka sheegta u ogolaan mayno inay wadankayaga joogaan, waana inay dhaqankayaga, dastuurkayaga iyo diinta ixitaaramaan.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa sheegay in aanay cidnaba ka ogolaan doonin cidii wax ka sheegtay sharciga, diinta iyo dhaqanka Somaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cDawladaha Yurub dawladda aynu iskugu dhow nahay waa dawladda Danmark oo mashaariic badan ka wada wadanka,, waxa wadanka joogaan in ku dhow labaatan sanno waa hay adii ugu horeeyey ee wakhtigii kala guurka ee inala soo shaqeeyey ayey ka mid yihiin, hay\u2019adda waan tagnay xaruntooda waxa ku dhex yaala masaajido Eedaanku wuu baxa oo hoos looma eedaama waa la wada maqla, saacadaha salaadda shaqaalaha muslimka wakhtigooda way siiyaan, cid loo diida ma jirto\u201dayuu raaciyey hadalkiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/becco-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34454\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/tabaarak-39\/\" rel=\"attachment wp-att-34455\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/hormuud-logo-27\/\" rel=\"attachment wp-att-34453\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/salaam-bank-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34456\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay mastaafurisay nin iyo haweenay shaqaale ka kala ahaa hay&#8217;adaha miino-baadhista DDG iyo ta Qaxoontiga DRC oo labada laga leeyahay Denmark . Labadan qof ayaa lagu eedeeyey inay arrimaha diinta wax ka sheegeen,isla markaana midna Dirawalkiisa oo salaad tukanaya hadidaad u geysatay, halka kalana Eedaan baxaya uu dhibsaday oo hadal aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34580,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34578","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34578","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34578"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34578\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34579,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34578\/revisions\/34579"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34580"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34578"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34578"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34578"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}