{"id":34574,"date":"2017-03-02T00:37:55","date_gmt":"2017-03-01T21:37:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34574"},"modified":"2017-03-02T00:39:46","modified_gmt":"2017-03-01T21:39:46","slug":"rw-xasan-cali-kheyre-oo-kalsooni-aan-kala-har-laheyn-ka-helay-barlamaanka-f-s","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rw-xasan-cali-kheyre-oo-kalsooni-aan-kala-har-laheyn-ka-helay-barlamaanka-f-s\/","title":{"rendered":"R\/W- Xasan Cali KHeyre oo kalsooni aan kala har laheyn ka helay Barlamaanka F.S."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa cod akhlabiyad ah ku ogolaaday ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, oo maanta hortagay fadhigii baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Fadhiga oo ay maanta sooo xaadireen 231 Xildhibaan ayaa lagu waramayaa in ay dhamaantood codka kalsoonida siiyeen.<\/p>\n<p>Codka oo ahaa mid gacan tag ah ayaa xildhibaanada ayeey xildhibaannada isku raaceen in la siiyo ra\u2019iisal wasaaraha kalsooni uu ku soo dhiso xukuumad cusub.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa ka mahad celiyay ansixinta iyo codka kalsoonida ay siiyeen Xildhibaanada Baarlamaanka, isagoo xusay in maanta ay tahay maalin taariikh ah, isla markaana u furmay bog cusub umadda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka ayaa dhaarinaya ra\u2019iisul wasaaraha oo helay codka kalsoonida Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/becco-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34454\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/tabaarak-39\/\" rel=\"attachment wp-att-34455\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/hormuud-logo-27\/\" rel=\"attachment wp-att-34453\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/salaam-bank-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34456\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa cod akhlabiyad ah ku ogolaaday ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, oo maanta hortagay fadhigii baarlamaanka. Fadhiga oo ay maanta sooo xaadireen 231 Xildhibaan ayaa lagu waramayaa in ay dhamaantood codka kalsoonida siiyeen. Codka oo ahaa mid gacan tag ah ayaa xildhibaanada ayeey xildhibaannada isku raaceen in la siiyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34576,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34574","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34574","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34574"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34574\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34577,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34574\/revisions\/34577"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34576"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34574"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34574"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34574"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}