{"id":34571,"date":"2017-03-02T00:18:30","date_gmt":"2017-03-01T21:18:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34571"},"modified":"2017-03-02T00:29:19","modified_gmt":"2017-03-01T21:29:19","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-kalfadhiga-barlamaanka-furey-khudbadna-ka-jeediyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/madaxweyne-farmaajo-oo-kalfadhiga-barlamaanka-furey-khudbadna-ka-jeediyey\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo Kalfadhiga Barlamaanka furey khudbadna ka jeediyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow si rasmi ah u furay kalfadhigii koowaad ee Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya,<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ugu horeyn ku soo dhoweeyay Madaxweynaha in uu jeediyo khudbadiisa dastuuriga, si uu u furo kalfadhiga koowaad, waxaana uu xusay si Madaxweynuhu u guto waajibaadkiisa dastuuriga ay tahay inuu furo kalfadhiyada Baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahad celiyay baarlamaanka Soomaaliya, sidii ay uga dhabeeyeen dareenka umadda Soomaaliyeed iyo is bedelkii ay hor-seedeen 8-dii bishii February, isagoo si gaar ah ugu mahad celiyay shacabka Soomaaliyeed dibad baxyadii ay ku soo dhoweeyeen doorashadiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale Madaxweynaha ayaa sheegay inuu ilaalin doono ammaanadi loo dhiibay, isla markaana ka dhabeyn doono balamadii uu ka qaaday xilligii uu doorashada ku jiray.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in barnaamijkiisa Nabad iyo Nolol uu saldhig u noqon doono La dagaalanka Musuq maasuqa iyo Nabad diidka sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cLabada cadaw ee dowladnimada ragaadiyay waa Al-Shabaab, iyo musuq maasuq, waa kuwa naga hor-taagan dowladnimada\u201dayuu yiri madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayaa ka codsaday xildhibaanada inay codka kalsoonida siiyaan ra\u2019iisul Wasaaraha uu soo magacaabay Xasan Cali Kheyre, si uu u soo dhiso xukuumadd cusub.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/becco-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34454\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/tabaarak-39\/\" rel=\"attachment wp-att-34455\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/hormuud-logo-27\/\" rel=\"attachment wp-att-34453\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/salaam-bank-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34456\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow si rasmi ah u furay kalfadhigii koowaad ee Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ugu horeyn ku soo dhoweeyay Madaxweynaha in uu jeediyo khudbadiisa dastuuriga, si uu u furo kalfadhiga koowaad, waxaana uu xusay si Madaxweynuhu u guto waajibaadkiisa dastuuriga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34573,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34571","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34571","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34571"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34571\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34572,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34571\/revisions\/34572"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34573"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34571"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34571"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34571"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}