{"id":34564,"date":"2017-03-01T18:07:02","date_gmt":"2017-03-01T15:07:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34564"},"modified":"2017-03-01T21:12:15","modified_gmt":"2017-03-01T18:12:15","slug":"muqdisho-oo-maanta-jidadka-qaarkood-u-xiran-kulanka-barlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/muqdisho-oo-maanta-jidadka-qaarkood-u-xiran-kulanka-barlamaanka\/","title":{"rendered":"Muqdisho oo maanta jidadka Qaarkood u xiran Kulanka Barlamaanka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Qaar ka mid ah Waddooyinka Muqdisho ayaa saaka oo Arbaco ah loo xiray Kalfadhiga koowaad ee Baarlamaanka oo saaka ka furmaya xarunta Golaha shacabka, iyadoo ammaanka si aad ah loo adkeeyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kalfadhiga koowaad ee Baarlamaanka ayaa lagu ansixin doonaa ra\u2019iisul wasaaraha magacaaban Xasan Cali Kheyre, iyadoo madaxweyne Farmaajo uu si rasmi ah u furi doono kalfadhiga koowaad ee baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Inta badan isgoysyada muhiimka ah iyo jidadka halbowlah u ah isku socodka dadka iyo gadiidka ayaa lagu arkayaa ciidamada amniga oo u diidaya in la isticmaalo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale Ciidamada ayaa taagan dhamaan waddooyinka ka yimaada dhinaca wadada Wadnaha ee soo aada wadada Maka Al-Mukarama, waxaana loo diidayaa gaadiidka dhankaas soo aadaya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Labadii maalmood ee la soo dhaafay ayaa wado xirista aheyd mid soo noq-noqotay, waxaana shalay xirneyd wadada aada dekeda Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, maalmihii doorashada ayaa waddooyinka Muqdisho aheyd mid xirneyd, oo ay adkeyd in la isu gudbo, iyadoo meelaha lagu gooyay dhagxaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmal.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/becco-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34454\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/tabaarak-39\/\" rel=\"attachment wp-att-34455\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/hormuud-logo-27\/\" rel=\"attachment wp-att-34453\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/salaam-bank-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34456\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah Waddooyinka Muqdisho ayaa saaka oo Arbaco ah loo xiray Kalfadhiga koowaad ee Baarlamaanka oo saaka ka furmaya xarunta Golaha shacabka, iyadoo ammaanka si aad ah loo adkeeyay. Kalfadhiga koowaad ee Baarlamaanka ayaa lagu ansixin doonaa ra\u2019iisul wasaaraha magacaaban Xasan Cali Kheyre, iyadoo madaxweyne Farmaajo uu si rasmi ah u furi doono [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34565,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34564","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34564","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34564"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34564\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34566,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34564\/revisions\/34566"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34565"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34564"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34564"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34564"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}