{"id":34561,"date":"2017-03-01T17:49:13","date_gmt":"2017-03-01T14:49:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34561"},"modified":"2017-03-01T17:51:47","modified_gmt":"2017-03-01T14:51:47","slug":"rw-dhawaan-la-magacaabey-oo-maanta-hortageya-barlamaanka-d-f-s","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/rw-dhawaan-la-magacaabey-oo-maanta-hortageya-barlamaanka-d-f-s\/","title":{"rendered":"R\/W dhawaan la magacaabey oo maanta hortageya Barlamaanka D.F.S.."},"content":{"rendered":"<p>Maanta ayaa lagu wadaa in fadhiga ugu horeeya ee baarlamaanka Soomaaliya codka kalsoonida loo qaado ra\u2019iisal wasaaraha dhawaan la magacaabay Xassan Cali Kheyre.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo furaya kaldhiga fadhiga kowaad ee baarlamaanka, ayaa dhinaca lagu wadaa in ra\u2019iisal wasaaraha uu codka kalsoonida weydiisto mudanayaasha baarlamaanka.<\/p>\n<p>Sida uu qabo dastuurka ayaa dhigaya in Madaxweynaha marka uu soo magacaabo wasiirka koowaad uu hor-geeyo baarlamaanka, si codka kalsoonida loo siiyo, waxaana madaxweynuhu uu ka codsan doonaa Baarlamanaka inay codka kalsoonida siiyaan.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub uu heli doono codka kalsoonida,<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare Kheyre ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay kulamo la lahaa Xildhibaanada Baarlamaanka, isagoo ka dalbanayay in codka kalsoonida ay siiyaan<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa lagu wadaa inuu soo dhiso xukuumad cusub, waxaana lagu wadaa inuu maalmaha soo socda hor-geeyo baarlamaanka barnaamijka xukuumaddiisa.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/becco-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34454\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/tabaarak-39\/\" rel=\"attachment wp-att-34455\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/hormuud-logo-27\/\" rel=\"attachment wp-att-34453\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/salaam-bank-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34456\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta ayaa lagu wadaa in fadhiga ugu horeeya ee baarlamaanka Soomaaliya codka kalsoonida loo qaado ra\u2019iisal wasaaraha dhawaan la magacaabay Xassan Cali Kheyre. Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo furaya kaldhiga fadhiga kowaad ee baarlamaanka, ayaa dhinaca lagu wadaa in ra\u2019iisal wasaaraha uu codka kalsoonida weydiisto mudanayaasha baarlamaanka. Sida uu qabo dastuurka ayaa dhigaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34563,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34561","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34561","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34561"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34561\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34562,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34561\/revisions\/34562"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34563"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34561"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34561"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34561"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}