{"id":3456,"date":"2011-10-08T14:32:25","date_gmt":"2011-10-08T14:32:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3456"},"modified":"2011-10-08T14:32:25","modified_gmt":"2011-10-08T14:32:25","slug":"xujeydii-ugu-horreeyay-oo-maanta-ka-dhoofay-gudaha-garoonka-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/xujeydii-ugu-horreeyay-oo-maanta-ka-dhoofay-gudaha-garoonka-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Xujeydii Ugu Horreeyay Oo Maanta Ka Dhoofay Gudaha Garoonka Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<h4><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/xaj1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3459\" title=\"xaj\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/xaj1-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"348\" height=\"218\" \/><\/a><\/strong><\/h4>\n<h4><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/h4>\n<p>maanta\u00a0ayaa Waxaa Garoonka diyaaradaha\u00a0Aadan Cadde Ee\u00a0magaalada Muqdisho ka dhoofay Dufcaddii ugu horreysay Xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan ka qeyb galeysay gudasha Waajibka Xajka ka qeybgalkiisii hore.<\/p>\n<p>Kudhawaad 220 oo Xujey ah ayaa ka ambabaxay Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho, waxayna sii raaceen Diyaarad ay iska leedahay Shirkadda Duulimaadka Diyaaradaha ee Jubba Airweys.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Mas\u2019uul u hadlay Shirkadda diyaaradaha Jubba, xujeydan ayaa waxay noqonayaan kuwii ugu horreeyay ee guud ahaan laga qaado gobollada kala duwan ee dalka Soomaaliya, kuwaasi oo sanadkani isku diyaarinaya inay ka qeyb qaataan gudasha Waajibkaatka Xajka.<\/p>\n<p>Marka uu dhamaado Sanad kasta kumanaan Soomaali ah ayaa waxay ka qeyb galaan gudasha Waajibka diiniga ah ee Xajka oo ka mid ah Arkaanta Diinta Islaamka.<\/p>\n<h4><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) maanta\u00a0ayaa Waxaa Garoonka diyaaradaha\u00a0Aadan Cadde Ee\u00a0magaalada Muqdisho ka dhoofay Dufcaddii ugu horreysay Xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan ka qeyb galeysay gudasha Waajibka Xajka ka qeybgalkiisii hore. Kudhawaad 220 oo Xujey ah ayaa ka ambabaxay Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho, waxayna sii raaceen Diyaarad ay iska leedahay Shirkadda Duulimaadka Diyaaradaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3456","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3456","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3456"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3456\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3462,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3456\/revisions\/3462"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3456"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3456"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3456"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}