{"id":34556,"date":"2017-03-01T02:59:40","date_gmt":"2017-02-28T23:59:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34556"},"modified":"2017-03-01T03:22:34","modified_gmt":"2017-03-01T00:22:34","slug":"mweynaha-j-f-s-maxamed-cllaahi-farmaajo-oo-daahfurey-shirka-gurmadka-abaaraha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/03\/mweynaha-j-f-s-maxamed-cllaahi-farmaajo-oo-daahfurey-shirka-gurmadka-abaaraha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"M\/weynaha J.F.S Maxamed C\/llaahi Farmaajo oo Daahfurey shirka Gurmadka Abaaraha Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir weyne heerkiisu sareeyo oo looga hadli doono xaalada abaarta ka jirta dalka Soomaaliya oo saameyn xoog leh ku yeelaneysa nolasha dadka iyo duuniyada intaba.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Max\u2019ed Cabdullaahi Farmaajo oo kulankan shir guddoomin doona, ayaa sidoo kale waxaa la filayaa in ay ka soo qeybgalaan xubno ka kala socda dowlad gobolleedyada dalka, wakiilada beesha caalamka iyo hay\u2019addo caalami ah oo ka shaqeeya arimaha banni\u2019aadanimada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka ayaa gaar ahaan warbixin looga dhageysan doonaa Max\u2019ed Cuma Carte oo ah guddoomiyaha gudiga abaaraha heer Qaran oo shirka ka hor jeedin doona warbixin la xiriirta xaalada abaarta\u00a0 dalka ka jirta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirkan oo ka dhacaya xarunta Xalane ayaa la filayaa in halkaa dhaqaale loogu yabooho dadka ay abaartu saameysay, gaar ahaan hay\u2019adda calaamiga ah ee shirka ka qeybgali doona oo la filayo in ay soo bandhigaan qorshayaasha u degsan si wax looga qabto abaarta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gobolada dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka jira abaaro daran oo saameeyay dadka iyo xoolaha, waxaana deegaanada qaar gaajo iyo haraad ugu geeriyooday dad iyo xoolaba.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hey\u2019addaha gargaarka ayaa sheegaya in illaa 600,00 oo caruur ah ay qatar ugu jiraan xaalad nafaqo darro, iyadoo loo baahan yahay in la gaarsiiyo gargaar deg deg ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/becco-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34454\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/tabaarak-39\/\" rel=\"attachment wp-att-34455\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/hormuud-logo-27\/\" rel=\"attachment wp-att-34453\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/salaam-bank-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34456\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir weyne heerkiisu sareeyo oo looga hadli doono xaalada abaarta ka jirta dalka Soomaaliya oo saameyn xoog leh ku yeelaneysa nolasha dadka iyo duuniyada intaba. Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Max\u2019ed Cabdullaahi Farmaajo oo kulankan shir guddoomin doona, ayaa sidoo kale waxaa la filayaa in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34558,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34556","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34556","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34556"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34556\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34560,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34556\/revisions\/34560"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34558"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34556"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34556"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34556"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}